DAAWO VIDEO :Allah Calool Xumo Badanaa Bal Daawo Bahdilaada Shacabka Laascaanood Taliska Soomaliland Dumar Iyo Rag +Qof Dhig Leh Ma Daawan Karo

Hadaba Inta Hadalka uun Maqasha Dhibaatada Shacabka Laascaanood Lagu Hayo Balse Wali Arag Muuqaal Muujinaya waxa Halkaasi Ka Jira,Dad Hantidooda la Biliqayanayo Bahdilaad Loogu darayo.

Waxaana Ciidamada Soomaliland Ku samaynayaan Shacabka,waxaysan Israail Ku samayn Falastiin ,Dhalinyaro hantidooda Cagaf la Galinayo Silicna Loogu darayo.

Video Hoose Bal Ila Daawada

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

8 Comments

  1. Mac sonkor caley shaax. Iidoor ayago la aqoosaneen aye san sameeynayaan..
    Kawarama markey citiraaf heelan??
    Sii fiican aya isku baranaysan.

  2. Oo kaaga darane waxa eey jejebinayaan maahan cooshado ee waa dukaamo daaro wada ah io ganacsiyo dadka nolol maalmeedkooda kafiirsanayaan! Allahu Akbar, walle lax walba meesheey isdhigtaa lagu qalaa bilaash looma dhihin!

  3. Ninka waan kusalaamay kkkkk horta reer marqaan commenterskii xagee kudambeeyeen war maka heeysaa? Ahmed snm io saaxiibadiis lagaray oo waaba gartood ineey cararan kkkk wakhtigii baa kahoryimid M Farmaajo ajarkaas iska leh lkn suldaankeenii Taaj Maakhir io asxaabtii kale nabad noogu soo noqda Insha Allah.Aniga qudheeyda sidaas uma soo galo lkn xertii nabad kusoo noqda markale.

  4. ASC.
    Dhibaatada lagu hayo shacabka masaakiintaa ee reer laascaanood waxaa ka masuula rag u dhashay ardiga Sool.Kuwaas oo dano u gaara siistay jiritaanka iyo sharafta beelahooda.Taariikhda soomaaliweeyn wali laguma sheegin oo lama soo arag dhulbahante ay beel kale ee soomaaliyeed maamusho.Waa wax nagu cusub oo anaan filayn marna.Laascaanood nimankii u qabtay hargeeysa dhulbahantay ahaayeen.Maalintaasna garaad Jama ah garaadka guud Laascaanuu joogey.Markii uu nin wariye ahaa ku yiri uu ku yiri Garaad Jama ka waran arintaan Lascaanood loogu gacan galiyey hargeeysa?Waxuu ku jamaabay baa la yiri (labada qolo midna taageeri mahayo.Taasna waxaa la oran karaa garaadku kama xumayn u qabashadii hargeeysa loo qabtay Laascaanood oo wax caadi ahay bay la ahayd.

  5. Dhulbahane isma xukumi karo, oo Harti kale ma xukumi karo, waxaa gumaysan kara Idoor Uraayee iyo ka shishe.. Ninka Dhulbahante wuxuu u xiniiyo weynyahay sheeyaha, ninka shisheeyana wuxuu u leeyahay siil.

  6. Dhulbahane isma xukumi karo, oo Harti kale ma xukumi karo, waxaa gumaysan kara Idoor Uraayee iyo ka shishe.. Ninka Dhulbahante wuxuu u xiniiyo weynyahay ninka walaakiis ah ee Dhubahante …ninka shisheeyana wuxuu u leeyahay siil.

  7. Dhulbahante, Beentiii iyo munaafaqadii Dhabayacada wuu ka ilbaxay , wuu ka raystay magaaladooda iyo degaankooda ayay dhisanayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*