DAAWO VIDEO DEG DEG :Cali Khalif oo Muse Biixi Amray In la Xidho Kadib Hadal Dhibil Ku Noqday.

Siyaasiyiintu waxay isticmaalaan halkudhigyo iyo halqabsiyo siyaasadeed (Political Narrative). Halqabsiyadaas oo u jeedadoodu tahay inay ku jiheeyaan qaab-fikirka bulshada si ay u helaan bulsho hadafkooda taageerta.

Dr. Cali Khaliif Galaydh waa siyaasi iyo aqoonyahan ruugcaddaa ah. Wuxuu leeyahay astaamo ay adag tahay in hal qof laga wada helo. Astaamahaas waxa ka id ah, aqoonyahan, siyaasi, dhaqan yaqaan, aftahan, waa adkaysi badan yahay, waa nin dhiirran, waa dadaal badan yahay, waa ma quuste, waa khilaaf u joog, waa nin aargoosta, waa jab u joog, waa badow iyo ilbax isku dhafan oo hadba kuu la joogo la sheekaysan kara, iyo qaar kaloo badan.

Halkani Riix Video Muuqaalka Hoose

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Kayse
    Sxb Marka Hore Salaan Marka xiga laba arimood ayaa isaga kaa khaldan in aan ku saxo ayaan jeclaystay.

    Marka hore qofku wuxu mucaarad ku noqon kara Madaxweyne waana wax sax ah in aad Rayigaaga ka dhiibatid sidi aad mucaaridka ugu tahay madaxweynahaas.
    Laakin waxaan meesha qaban in aad isku dartid QOF & QABIIL oo aad labadaba mucaarad ku noqotid.

    Waxaad soo hadal Qaaday MAJEERTEENYA waxaad kala soo hadal qaaday Dr Cabdiraxman Faroole waana tan aan ku leeyahay kala saar oo Majeerteen oo dhan dusha ha ka marin in waa in mucaaradnimadaadu noqota madaxweynaha aad Diidan tahay siyaasadiisa.

    Adigo nin dhulbahante ah in aad afkaaga soo marisid MAJEERTEENYA waa wax aan wanaagsanayd SXB

    Sheekadda ama fadhi ku dirirka aynu ka dhigno shakhsiyaad hogaamiyaal ah ama soo ahaaday.
    Laakin in aynu Hartigi dhexdiisa dagaal sokeeye ka dhex abuurtid waa wax aan kugu diidanahay .

    Anigu Cabdiweli Gaas waan ka soo horjeeday laakin weligay ma caayin Cumar maxamud iyo Reer cabdule. marka saaxiib sheekadda aynu yare Hufno oo aynu ka saarno Qabiil wax ka sheeg.
    Ogow kayse
    Majeerteenya waxay lahaayeen Boqortooyo ila Qarnigi shanaad
    Warsangeli waxay lahaayeen saldanad ila qarnigi 12 naad
    Dhulos waxay ahaayeen Daraawiishta ila qarniga 18 aad

    Marka sidaas aynu xaqiiqda u fahano oo yeynaan Taariikhda ka tegin.

    Viva Midnimada Hartiga.

  2. ASC.
    KU:Dab La Riday.
    War kayse maxaad kala hadlaysaa waa nin gurigiisii laga qaaday oo Qaad laga siiyey.Nin u yaqaan ninkii gurigiisa ka qaaday ninka dunida ugu fiican nin wax og ma aha.kayse markuu is xoreeyo oo nin noqdo ha hadlo.Kayse maanta muran uma yaal ee ha jihaado.Garaadadiisii baa hargeeysa loo firaashaa qayilaad markaasuu dad uusan gaari karin afka ku taagayaa.Dadka uu intaas cayda iyo af xumada la dabo taagan yahay diyaar bay u yahiin in ay xaqqa ugu hiiliyaan ee isaga halaga helo in uu ka soo kaco khayilaada hargeeysa.Dadka shacabkaa ee dhulbahante ee lagu laayo ardiga SOOl kuwa dilaa waa dhulbahante kale oo la soo qayilsiiyey.Ciidamadii Warsangeli markii la yiri orda oo soo laaya shacabkiina waa kuwii diiday oo ku soo biiray shacabkoodii lagu soo yiri dila.Maantana waa kuwaas difaacaya dadkooda laga gardaran yahay oo uusan Isaaq bilaash ku soo aadi karin.

  3. Warsangeli , waa dad la yaqaan ee dhiig leh, Cidaana waan naqaan waa daba dhilifkii harti, Muse Xaq buu u leeyahay nacaskaas in uu xiro ee garaaco.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*