DAAWO VIDEO DEG DEG:Jabhad Hubaysan oo Ka Dilaacday Awdal State Caare Xirir la Leh ,Xaalad Kacsan

Jabhadan oo weli si rasmiya loo ogeyn magaca iyo hal ku dhiga ay kula dagaalami doonaan xukuumada Somaliland, ayaa haddana waxa la dareemaya dar-darta ay ka wadaan deegaankaasi, kuwaasi oo laga cabsi qabo in ay gacan saar hoose la leeyihiin Jabhada Korneyl Caare ee ka dagaalanta gobolada Bariga Somaliland.

Sida ay Warbaahinta  ku helayso Xogta Jabhadan ayaa waxa ay daba socotaa Jabhad kale oo hore uga jirtay gobolka Awdal, taasi oo uu hogaamin jirey Suldaan Wabar, midaasi oo iyadu dib u soo rogaal celisay sida ay noo xaqiijiyeen dad lagu kalsoonyahay.

Halkani Riix Video Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. SHAXDA DHABTA AH EE U DHAXAYSA GARXAJIS IYO JABHADA SAMAROON waxay wacad ku mareen
    – ka xoreeyaan labada jeegaanood?…
    —————————————————————————————
    1)Magaaca Jeegaanta markii hore waa lagu midaysnaa Si Ictiraaf loogu raadiyo.
    Taariikhda ay ku lahayd kifaaxii Somaliland soo gashay, xaalka Garxajis uu ku sugnaa 27 sano ee Somaliland jirsatay, shaxda loolanka Garxajis iyo beelaha kale, Garxajis maanta iyo beri.?…
    ————————————————————————————
    . Biyo sare tagay waa la sugayaa..
    1)Garxajis——–
    2)Samaroon——- War kaca oo heeryada iska qaada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*