DAAWO VIDEO DEG DEG:Reer Borama oo Ku Dhawaaqay Inay Ka Baxeen Soomaliland Maamul Gaar Ahna Samaysanayaan”wixii Siyaad Bare Lagu Ridey Muuse Biixi Ka Yeeli mayno”

Reer Boorama oo Mudooyinkaniba Ka Cabanayey Dhibaatada Soomaliland ku Tahay Gobolkaasi Iyagoona Ku Eedeyey Inay maamulkii Beesha Isaq iskugu Soo Kuubtay Wixii Silaad Bare Lagu Rideyna Aysan Yeelayn marna.

Shir Looga Hadlayey Si Adagna Loogu Eedeyey Maamulka Muuse Biixi Ayaa Ka Dhacay Borama,Waxayna ku Dhawaaqeen Inay dadka Wax tabanaya Soomaliland Kala tashanayaan Mustaqbalka.

Halkani Riix Video Hoos Ka Daawo

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. ASc.
    An wada shaqayno oo maamulka iyo masuuliyada qeybsano waa hadal la qaadan karo.Laakiin an kuu taliyo oo saan rabo kaa yeelo oo kama murmi kartid waa rayi qaloocan oo an la qaadan karin mar dambe.Soomaalilaan waxaa dagan beelo badan oo soomaali wada ah.Hase ahaatee in ay hal beel kaligeed maamusho beelahoo dhan waa waxaan loo dulqaadan doonin mar dambe.An isla shaqayno oo awooda wadaagno baa lagu wada shaqayn karaa.Laakiin mar dambe lama yeeli doono intaan kuu tuuro calafso oo ha hadlin wakhtigeedii waa la soo dhaafay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*