DAAWO VIDEO :Odayaasha Iyo Waxgaradka Buuhoodle oo Dignin Culus u Diray GARXEJIS IYO ARAB”Buuhoodle Tripoli Maaha”

Xili Dhawaan Soo baxayeen Qaar ka Mid Ah Beelaha Is haya ee GARXEJIS IYO ARAB Doonayaan Inay Shir ku Qabtaan magaalada Buuhoodle ,Ayaa waxaa Go’aan Culus Soo saaray Wax Garadka Buuhoodle oo Cadeeyey Inaan Shir Beeleed Ana Qusayn Buuhoodle Lagu Qaban Karayn.

Odayaasani Ayaa Sheegay Inay Beelahani Dhul Balaadhan Leeyahiin Sidaasi darteeda Aysan Aqbalayn Buuhoodle In Shir lagu qabto labadani Beel Iska Horjeeda.

Halkani Riix Video Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here