DAAWO VIDEO XOG CULUS:Soomaaliya oo 9 Qodob Soomaaliya Uga Adkaatay Intii Kiiska Socdey..

Dowladda Kenya ayaa la timid xeelado kala duwan, oo lagu marin habaabinayo kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya iyaga oo geed dheer iyo mid gaaban u koray sidii dib loogu dhigi lahaa dhageysiga dacwada badda.

Haddaba, xiriiro kala duwan oo aan la sameynay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, diblomaasiyiin, sharci-yaqaano iyo aqoonyahan kale ayaan halkan ku soo koobi-doonnaa xeeladaha ay Kenyaanku adeegsadaan.

Halkani Riix 9 Qodob Kenya Looga Guulaystey

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*