DAAWO VIDEO:Aduunka oo Dhan oo Soomaliland Kulan Laysku Yimi Cambaayey Siyaasadeeda Iyo Weerar Ay Ku Qaadeen.

Somaliland ayaa eedeyn iyo cambaareyn culus la kulantay kadib shirkii dhowaan ka dhacay magaalada Yokahama ee dalalka Afrika iyo Japan.

Dowladda Mauritius oo qeyb ka aheyd shirkaasi ayaa maamulka Somaliland ku eedeysay inuu ku xadgudbay heshiiskii maxaabiista Burcadbadeedda Soomaalida.

Halkani Riix Video Muuqaal ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. RW Xasan Cali oo weli la rafaadsan xal u helida maamulka Galmudug?..kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    —————————————————————————————-
    Waxa Galmudug ka taagan maaha beelo is diidan inkastoo xurguftaasi jirto waxase ugu weyn sidee loo helaa nidaam Somali leedahay oo lagu wada qanci karo. Ilaa hadda wadadeedii lama hayo.

  2. Suldaanka/guud/suldaanada/Geeska/African countrtes/suldaanada qoomiyada/soomaali/weyn?
    asc/ suldaan/Dab La Riday/salaan gobeed/boowe? soo dhawoow gacmo/furan/.

  3. Way soo dhamaatey sheekadii gooni goosadka:
    —————————————————–kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Dhawaan ayay ahayd markii gacanyaraha Muuse Biixi ninka ugu magacaaban arimaha gudaha ee Maxamed Kaahin uu digniin u direy wadamada jaarka oo uu ula jeeday Kiiniya ay faraha kala baxaan arimaha Somaliya. Maxamed Kaahi aya intaaraaciyay in sheekada goosadka ay u taalo Somalida dhexdeeda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*