DAAWO VIDEO:Askartii Soomaliland Puntland Uga Goosatay Sir Culus Sheegay”Dhulbahante Hub wuu Haysta ee Way kala Jaban yahiin,Warsan Galiyow Hub Keena”

Laascaanood(Marqaannews.net)-Taliye Xuseen Dheere oo Ka Mid Ahaa saraakiishi Soomalailand ee Puntland Ku Biiray Ayaa Cod uu Kala Hadlayo Beesha Maakhir,Waxaa Soo Qaadanayey Warbaahinta Hargeysa,Isagoona Puntland Lafteeda Muujiyey Rajada Inay sanaag Xoreeyaan Uu ka Qabo.

taliye Xuseen Dheere Ayaa Kawaramay waxa uu Soomaliland Ku Arkay Inta uu Ka Tirsanaa,Sidoo Kale Puntland Ayuu eedeyey Walow Hada uu u biiray,waxaana Qurba Joogta Maakhir uu Ka Codsaday Inay Hub Soomaliland Layskaga Difaaco Keenaan.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Warsangeli Hubka ay Haystaan Xoogiisa waxa gacanta ku haya ”Dubays” Hubka inta kale waxa gacanta ku haya ” Garaad Cabdalle” waxaana hadda ka socda Laasqorey sidi loo mideyn lahay Hubka warsangeli oo looga dhigi laha Hub lagula dagaalamo Jeegaanta ka soo Duushaey Hargeisa.

    Kama Warami karo Hubka walaalahayga dhulbahante ay gacanta ku haystaan.

  2. Waaw Allow sahal amuuraha! Oo ragii karaamada lahaa oo Ilaaheey hadhoowree intaas sacrifice ah umaray magaca Somali weeyn io weliba kii ehlkooda io Puntland ayaaba durba sidaan uhadlaya? Allow cadow hanoo gacan gelin illen cadowga Somaliyeed waa cadow Islam eh. aamiin

    Da la riday waa kusalaamay wll

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*