DAAWO VIDEO:Axmed Madoobe oo Difaacay Sland,Xirirka Kenya,Hanjbaad Faderalka.

Madaxweynahu wuxuu ka hadlay Doorashadii Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ee dhawaan Jubbaland ka dhacday Khilaafka Dowlada Federaalka ah iyo Jubbaland iyo Afduubka loo haysto wasiirka Amniga Jubbaland mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan waxaa kale oo Madaxweynahu uu ka hadlay Arimaha ammaanka dalka iyo Doorashooyinka 2020

Madaxweynahu wuxuu sheegay in jawaabta midan xigta ay noqon doonto mid ka badalan marxalada hada la joogo hadii Madaxda Dowlada Federaalku ayna wax ka badalin wadada ay ku socdaan.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Axmad Madoobe iyo xamar yaa gardaran?
    Aniga waxaa aad ila gardaran xamar.Waayo nimanka lagu sheego in ay xamar kala yahiin madaxweyne iyo Ra’iisul wasaare wax la sheego kama xukumaan xamar.Xamar inteeda badan waxaa maamula shabaab oo canshuuraha ka qaatada dadka.Magaalana waxaa xukuma ninka canshuuraha ka uruursada.Waynuu maqalaa in hadba ay shabaab soo weeraraan madaxtooyda xamar.Saas markuu xaalka xamar yahay ma waxaa la oran karaa dawlad baa meesha ka jirta?Maya oo hadda muqdisho kama jirto dawlad la sheego ama shabaab baaba dawlad ka ah.Ina farmajo isagoo xamar maamuli waayey buu rabaa in uu kismaayo ka rido dagaalo iyo waxaan loo baahnayn.Hawshii loo dhiibay meel ha ku sheego.
    Axmad Madoobe isagaa kismaayo ka kacsaday shabaab iyo Mooryaan.Markuu Axmad Madoobe la dirirayey shabaab Ina farmaajo waxuu ka sheekaynayey New york iyo meelo la mida.Axmad madoobe xaq buu u leeyahay in uu isdifaaco oo uu iska difaaco Ina farmaajo aabigiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*