DAAWO VIDEO:Cali Khaliif Galayr Iyo Hure Buuba oo Ku Biiray Xisbiga Wadani”Ciro Mujaahid Darwiish Ahayn Somaliland ma Joogo”

Xisbiga Wadani Ayaa u Muuqda Awooda Inuu La Wareegey Maamulkaasi,waxaana Ku Biiray Siyaasin Waweyn oo Qaarkooda Xilal Sare Soomaaliya Ka Qabtay,Raga hada Xisbiga Ku Biiray waxaa Ka mid Ah Cali Khaliif Galaydh oo lagu Wado inuu Ku Dhawaaqo inuu Ku Biiray.

Cali Khaliif Ayaa Ku Hungoobey Balan qaadka uu Doonayey In Isbadal Soomaliland Laga Sameeyo ,Dibna loo Furo Dastuurka Maamulkaasi Si uu Xisbi Uga Furto maamulkaasi,balse waxaa muuqata Inay Maamulkaasi Diideen Midaasi Una Fulin waayeen Taasi oo Maal Mahani ka Qeylinayey.

Hada Waxaa La Sheegayaa Inu Xisbiga wadani Ku Biiray,Cabdiraxman Ciro Gudoomiyaha Xisbiga wadani Ayaa Sheegay Inaysan soomaliland Ka Jirin Mujaahid Balse Dadkii Daraawiishta Ay yahiin Mujaahidinta Xisbigaasi Hada Kujira.

Halkani Riix Video Si Aad Uga Daawato

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Dhulbahante Waxay Noqdeen Badeecad Ninki Raba Baayici karo oo iibsan karo.
    Bal Labadan Khasiis ee Cali khaliif iyo Hure Buuba may iyagu xisbi samaystaan intey marba xisbi Nin Isaaqa uu Sameystay Ku Biirayaan.

    War ileyn Tano Kale !

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*