DAAWO VIDEO:Cali Khaliif oo Ku Calacalaya In Heshiiski Fuli Waayey Inuu Hadlo Loo Diidey,Faysal Cali Waraabe ugu Jawaabey Ilmadeerada Waa Majeerteen.

Cali Khaliif Galaydh Ayaa Mar kale Ka Sheegay Hargeysa Inuuu Muuse Biixi Fulin Waayey Heshiiskii Maamulkiisi uu La Galay Silaanyo,Waxaa Intaasi uu Ku daray In Arimihi Siyaasada uu Ka Hadlayey Ka Aamusay Markii Maamulka Muuse Biixi Dhib u Arkay Sida uu Qiray.

Cali Khaliif Ayaa Sheegay Inaysan Garanayn Meel La Aado Muqdisho Laga Quustay Puntland Iyo Kuwii Ehelka uu Lahaana Xumeeyeen,Hadalkaasi waxaa Uga Jawaabey Faysal Cali Waraabe oo Yiri”Adiga Ilmadeerada Ayaa garoowe Degan Aniga Qoyskayga Itoobiya Ayey Degan yahiin.

Madashani Ayaa waxaa Hadalo is Khilaafsan Halkaasi ka Sheegay Cali Khaliif Iyo faysal cali Waraabe oo u Muuqda Inuu Difaacayo maamulka Muuse Biixi Cabdi.

Halkani Riix Video Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

10 Comments

  1. Cali Khaliif”: ISKA GOWRAC MOOYEE GUUL KU FAAN MA LEH! ?…
    —————————————————————-
    1). shalay waad ila arrin xumeed; xalayna waad ila orod xumeyd, .(Hakaa saarto)?
    ——————————————————————————–
    Caliyow”: Maxay inaga hor joogsaday oo inaga heeryo ina saaray
    Hartigaba inagoon heefin oo hadal xun aan geysan
    Hareer iska dhige Daaroodku heybta aan nahay ‘e
    Dadnimo haday nagu og yihiin nama hilmaameen’e? (jawaab ku socota doqonka(dhulos).-
    —————————————————————————
    Beesha” Dhulbahante”: Ma hayaan hankii laga rabiyo horumarkoodiiye?..maanta

  2. Cali Khalif Galayr caada qaate aan samrin, Awr caano Ka lise kkkk dhagax tuujiye, kooraysane, han yare, dacayane, hawo gaab, tiigsi xume, baryo ku nool. Horogle idoor hunguri Ka doonte, nin quud jecel iyo midaan u quurin, hunguri xumo waa habaar, heeryada ku saaran, waa habaarka dadkaad, idduur u Ihorseedday, adaa huday dadkaagii, naftaadina halleeyaye, hanqaltaagi doqonnimo, ku hungawday maantee, haddii badi doonki, lagu haadsho gacan kale, inaad haabatayoo, soo huyato waa daw, haddaad sii habadoo, habeen dama ku socotana, haadamo dheer iyo, hog inaad ku sii dhici, taa hubanti weeyan, cali huuro badanoow, haybaddadi qarannimo, inaad hugun qabiil iyo, huuhaadi iduur, hadaf la’aan ku lumisaa, waa kuu halbeeg iyo, hayaan geeddi kuu qoran.

  3. Cali Khalif Galayr caada qaate aan samrin, Awr caano Ka lise kkkk dhagax tuujiye, kooraysane, han yare, dacayane, hawo gaab, tiigsi xume, baryo ku nool. Horogle idoor hunguri Ka doonte, nin quud jecel iyo midaan u quurin, hunguri xumo waa habaar, heeryada ku saaran, waa habaarka dadkaad, idduur u Ihorseedday, adaa huday dadkaagii, naftaadina halleeyaye, hanqaltaagi doqonnimo, ku hungawday maantee, haddii badi doonki, lagu haadsho gacan kale, inaad haabatayoo, soo huyato waa daw, haddaad sii habadoo, habeen dama ku socotana, haadamo dheer iyo, hog inaad ku sii dhici, taa hubanti weeyan, cali huuro badanoow, haybaddadi qarannimo, inaad hugun qabiil iyo, huuhaadi iduur, hadaf la’aan ku lumisaa, waa kuu halbeeg iyo, hayaan geeddi kuu qoran.

  4. Nacallaa doofaarkaad tahay ku yaal nedel yahow idoorku fuul fuulaan. Heshiiskuu sheeg sheegayo xaguu ka jiraa idoorkii meeshaba ku kala galbayee? Xaaraamigan tuugga ah yaa aragiisa xun naga qariya waa naceebeeyee. Belaayo kugu habsatay.

  5. Cilmiga cali khalif Galay haddu geli laha Daanyeerka ”’ jumbasis ”’ waxba laga faaiidi laha xita dhuloska aya ka dhergi laha.
    Cali khalif mukhaayadiisa sambuuska ee U.S.A uu ka furtay ha iska hor fadhiisto inta wedku uga imanayo.

  6. dhalinyarada wax garadka ah ee kuligood isku racay folxumada uu dhexmaqurayo,wada ku saxan tihin,hase ahate kaligi ma’ah prof, wa la weheliya oo Dad badan oo Cida ah aya aminsan kamid noqosha mamulka lamagacbaxay somaliland,wuwaas maxa lagaleyahay? mahadsanidin.

  7. ASC.
    Adeer Cali Khaliif meesha uu maanta fahiyo ee uu ka kici layahay isagaa isdhigay ee isagu ha isku eedo.Cali isagoo dad iyo dalba qani ku ah ayuu hoos fariistay niman uu ka gacan sareeyo oo uusan waxba uga baahnayn.Waa hoog iyo inkaar in uu Cali Khaliif maanta magan u noqdo beel soomaaliyeed meeshii isaga loo noqon jirey.Cali waxaa haya nabsigii uu ka galay beelaha Majeerteen.Waayo majeerteen oo an Cali waxba u dhimin buu yiraahdaa inta uu Ilaahay ummad abuuray waxaan ugu nibcahay Majeerteen.Hadalkaas Cali ma qarsado oo shirarkuu ka yiraahdaa.Haddeed ha nibcaadee maxaa loo dhimay Cali?Haddiise uu Majeerteen nibcaado yaa u soo hiilinaya miskiinka?Maxuuse nacayb cid uga qaadi karaa?
    ugu dambayn waxaan Cali kula talinayaa in uu u soo noqdo danta guud oo uusan ka maarmi doonin ee ah in uu beelaha Harti dhexdooda ka raadiyo arimuhuu goobayo.Cali wuu yaqaan ninkuu yahay ee maxuu beel kale ee soomaaliyeed uga baahan yahay?Cali awoodiisii iyo tii beelaha uu ka dhasahay buu xaqiray.Markaasuu hargeeysa magan isaga dhigay.Hargeeysa waxay Cali awoodiisa citiraafaysaa markuu wato CUDUDA beelihiisa.Calaa kulli xaal Cali hargeeysa u dayrisay ee ha yimaado Garoowe oo dadkiisa hala xaajoodo.

  8. Wataa markaan news kuwiina qora NACAS NIMO NINKEEDII DILOOTAY EE AMAANA MAJEERTEEN OO UNIIKIYA MAXAMUUD SALEEBAAN HOYADIIN XOOLO NIMADA KAWASA WARYAA IIDOOR IYO MAXAMUUD SALEEBAAN WAA FUTO IYO TIMAHEED XAGA YAGA HADAAD KALA JECESHIHIIN UNIIKIYA OO AMAANA DAANYEERO XOOLAHA AAN WAXBA DHAAMIN BAAD TIHIIBN

  9. ATOORE

    ASC, Adder Rayigaggu wa mid cafimad Qaba Hase yeshe Dr.Cali khaliif ma’udhadhamaya? Atoore Dr.Cali khaliif waxuu Godka Akhiro Galaya Asagoo Qaba Ciil Majerteen,Cid kadawen karta majirto hadena waxba kuma nola,Maskaxdisa wa sii diciiftay,sano sidetan ayuu kujira waxuu gaaray meel usan kasoqon karin,aynu ugu ducayno marka ugu danbeysa in ilahay tobada wafajoyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*