DAAWO VIDEO:Cali Khaliif oo Madal laga Filayn kasoo Muuqday Cambaraynta Hadalkii Nuux Taani”Dhulbante Iyo Warsan Gali.

Siyaasin Dhulbahante Iyo Warsan Gali Ayaa Kulan Canbarayn Hargeysa Ku Yeeshay Kuna Cambaraynayeen Hadalkii Nuux taani Ugu Gafey Sool,Sanaag Iyo Cayn,Isagoo Ku Tilmaamay Kuwo Soomaliland Aysan U Baahnayn Dadkaasi.

Kulankani oo Sidoo Kale Goob joog Ahaa Faysal cali Waraabe Ayey Kasoo Sareen Warsaxaafadeed Halkaasi laga Akhriyey,Waxayna Sidoo kale Ku Hadleen Afka Muuse Biixi Cabdi ee Raali galinta Looga Baahnaa.

Halkani Hoose Ka Daawo Video

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Hartiga Waqooyi Bari waa in ay aayahooda iyo danahooda ka tashadaan kana baxaan Reerkan Marqaansan ee hadal haya icticmaarki magac uu sameystay ayaanu ilaalinayna oo dhaqan gelinayna.

    Nimanka isaaq ee raba in ay dadkooda ka dhaadhiciyaan in somaliland ay dawlad ahayd wakhtigi isticmaarka waxay dhinac marayaan xaqiiqda taariikhiga ah ee gobolada waqooyiga.

    Gumeystihi Engriska wakhtigiisi waxaa Engriska la dagaalamay waa Hatiga waqooyi oo uu madax u aha nin ogaden ah oo la yiraahdo sayid maxamed cabdula xassan oo muwaadin neceb isticmaarka ahaa, Isaaqu waxay kabaha u sideen Britishki Gumeysan jirey.
    Dhulbahante waxaa loo yiqiinay wakhtigaas DARAAWIISHTA oo waxay ahaayeen 95% ciidamada uu watey sayidku.
    warsangeli waxay ahaayeen Saldanad aan dhulkooda lagu soo xadgudbi jirin oo heshiisyo la saxiixday Britishki goboladda waqooyi gumeysan jiray. heshiisyadaas ila maanta waxay yaaliin ”BRITISH MUSEIMKA LONDON.
    Dhul ay leeyihiin Warsangeli Engrisku cag ma soo dhigin mana gumeysan ee heshiis buu la saxiixday suldaan maxamud cali shire in aan la isku xad gudbin dhul iyo dhaqanba.

    Maanta Isaaqi kabaha u siday Britishka oo dhulkoodi iyo magaaladoodi looga dhisay CHURCH aya waxay ku doodayaan maanta in ay iyagu la dagaalameen Britishka. FAKE NEWS.

    magac loo wada dhan yahay oo beel walba oo degta waqooyiga ogoshahay ayaa loo baahan yahay looma baahna magaci uu britishku isagu sameystay in rag somaliyeed weli afka ugu sidaan gaalki.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*