DAAWO VIDEO:DEG DEG Puntland oo La Wareegtey Sanaag xadkii Sanaag Soo Xidhay Taliye Ugu Sareeyey Puntland ..

Taliyihii Dhowaan sheegay inuu alsabaabka iyo SNM ka baacsan doono guud ahaan gobolka Sanaag, ayaa maanta gaaray duleedka degmada Ceerigaabo. Xadkii labaatanka sano ay beesha Isaaq lahaayeen Bari ayaan ka soo xiraynaa sida muuqata taliyahan ayaa Xadkii Isaaq iyo Harti wada lahaayeen soo xiraya

Taliyaha Guud ee Cidmada Puntland Yaasiin Cumar Dheere iyo Abban- dulaha Siciid Goraya Cawl oo kormeer ku tagay Duleedka degmada Ceerigaabo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. maamul beeleedka iduur wuxuu kabbaad Ka heli jiray ururka Alshabaab oo inta badan mashquul Ka dhigi jiray gobollada koonfurta somalia 🇸🇴 iyagoo halkaa Ka gaysan jiray qaraxyo iyo weerarro, laakiin intii soo laabatay awoodda ciidamada xooga dalka somalia 🇸🇴 inta badanna lala wareegay gobolka shabeelaha hoose oo ahaa dhufayska ugu wayn ee Alshabaab waxa yaraaday culayskii saarna gobolka banadir, ururka Alshabaab iyo maleeshiyo beeleedka iduur oo isku milmay ayaa hadda ay u muuqataa inay ku soo ururdan doonaan buuraha Galgala ee degaallnnada maamul beeleedka iduur majeerten, sida lawada ogyahay Ururka Argsgixisada Alshabaab waxaa laga haga hargaisa iyadoo dhaqaalaha iyo hubkaba loosoo mariyo berbera taas beddelkeedana Argagixisada Alshabaab aysan Ka hawl gelin degaannada ay maamulaan beesha iduur, isku soo wada duuboo burburka Alshabaab wuxuu dhabbaha u xaari doonaa in la soo afjaro sheegadhada iduur.

  2. Isaaq wuxu u samaystay AL-SHABAAB in uu koonfurta ku wareeriyo kuna wiiqo si ay isugu mashquulaan ka dibna isaaqu u helo Sabab uu uga Go’o Somaliweyn isago ku andacoonaya koonfur wey burburtay cid aanu la hadalno ma jirto ee ha nala ictiraafo

    Filimkaas waa Qarxay

    koonfur waa degtay madaxweyne iyo maamulba wey leedahay.

    Isaaq waxay leeyihiin waa nala xasuuqay …… Filimkaasna wuu Qarxay

    NIN HADLAY NIN AAMUSAA DILAY !

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*