DAAWO VIDEO:Dhalinyarada Reer Burco oo Codsaday Midnimo Soomaliyeed Si yaab Leh u Hadlay Midnimo Doon.

Dhalinyarada Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ee Gobolada Waqooyi ee Maamulka Soomaliland Maamulo Ayaa Markii Ugu Horeeyey Fikradooda Ku Cabiray Siday U Doonayaan Midnimo,Dhalinyaradani oo Barnaamijka Kaftanka Siyaasada Muuqaal usoo Diray Ayaa Codsaday Midnimada.

Dhalinyarada Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ee Gobolada Waqooyi ee Maamulka Soomaliland Maamulo Ayaa Muujiyey Dareenkooda Ana Laga Filayn Rabitaanka Soomaliweyn.

Halkani Riix Hoose Video Daawo

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here