DAAWO VIDEO:Dowlada Sucuudiga oo Bilowday samaysashada Hubka Nuclear Kuna Dhawaaqday.

Dowlada Sucuudiga Ayaa Ku Dhawaaqday Inay Bilaabayso Samaysashada Hubka Nuclear-ka oo mudo Badan Dalkaasi uu Qorshaynayey Inuu Talaabadani Qaado,Inkasta oo Dalalka Reer Galbeedka Aysan Jeclaysan Dalkani Saliida Hodanka Ku Ah Inay Hubkaasi Helaan.

Suucudiga Ayaa Ku Dhawaaqay laba Xarumood oo Atoomikada Nuclear Inay Samaynayaan taalabadani oo hada Uun Bilow uun Ah,waxay Doonayaan Inay Shidaal Iyo Qalab kale Kaga Dhaliyaan.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*