DAAWO VIDEO:Faysal Cali Waraabe Madaxweyne Axmed Madoobe Casuumay Markale Sheegay Inuu Kismaayo Safar u yahay Casumaadna uu Helay.

Faysal cali Waraabe Ayaa Mar kale Sheegay Inuu Tagayo magaalada Kismaayo laguna casuumey Magaalada Kismaayo,Waxaana Horay Todobaadkii Hore uu u Sheegay Inuu Tagayo Magaalada Kismaayo Iyo Maamulka Jubbaland oo uu Sheegay Inay Duulaan Ku tahay Dowlada faderalka Soomaaliya.

Wararka La Helayo Ayaa Sheegaya In Maamulka Jubbaland ku casuumey Ergooyin Dhulka Soomaalida ka kala Socota,Soomaliland faysal calai Waraabe ka tagayo,waxaa Intaasi uu Ku daray Inuu Kismaayo tagayo isagoo Sheegay In Soomaaliya La Kala Qeybiyey.

Halkani Hoos Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. JUBBLANDSTATE”: Shirqoolada Loo Maleegayo Jirtaanka Gobollada jubbland?…
    —————————————————————————–
    Waxaa maalmahan dambe soo badanaya dareen ka dhex aloosan golaha wasiirada Jubaland oo lagu maaggan yahay in golaha wasiirada la mariyo lagana ansixiyo qorshe lagu laalayo, laguna tirtirayo sadexda gobol ee Jubaland ka koobantahay sida Jubada Hoose, Jubada dhexe iyo Gedo. Qorshan ayaa qeexaya in degmo kastaayi goonideeda u madaxbanaanaato oo mid midda kale hoos tagtaayi aysan jirayn isla mar ahaantaana daaqadda lagaga saarayo gudoomiyeyaasha gobolada iyo waliba ahmiyadda uu gobolka ku fadhiyo.?…
    ———————————————————————————–
    1) Ujeedka waxaa wata dad kooban oo is qarinaya oo raba iney abuuraan awood degmo laga yaabo iney reer ahaan degan yihiin balse hadda laga xukumo gobol.
    ———————————————————————————–
    Farmaajo”: ISKA GOWRAC MOOYEE GUUL KU FAAN MA LEH!

  2. Faisal Faaruqoow waa adiga jabhada caare waaninaayee adigoo jabhad snm ah maad adiga iswaansatid waa adiga qabiilkaadana nabad io horumar ku waaninaya qabiilooyinka kalena dagaalka io kala jabkooda ku faanaya! Doorasho io horumar waa kaa xaaraan illen xumaan io xaasidnimo ku dhaqmaya intii xumeed baad ku hadli oo ku dhaqmi ee bal yaad waanin? Teeda kale wadanku waa Somalia sidaa darted adigaa kabahaada kala baxaya dhulku maguuree ninkiisaa guura taas ogoow.
    kkkkkk kulahaa Sanboloshe ayaan kutaageeraya hawiya nimada! Meesha Mogadisho ah Daarood baa fadhiya mana noqon doonto markii udambeeysay ee daarood fariisto karaamda ha iska qaadin waaba lagaa qaadaye kkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*