DAAWO VIDEO:Faysal Cali Waraabe oo Caruur Yar Yar Darood Nacaybka ka Dhaadhacinaya Iyo Nacaybka Soomaali Weyn.

Faysal cali Waraabe Ayaa La Hadlay Dhalinyaro Qalin jabinaysey Isagoona ka Hadlaya Weerar Madaxweyne Farmaajo Iyo darood Nacaybkiisa uusan Ku Qarsanayn  Ugana Hadlayo.

Waxaa uu Sheegay Inay San wax wada Hadal la Galayn Dowlada Faderalka Inta uu Madaxweynaha yahay Madaxweyne Farmaajo Dhanka kale waxaa uu Weerar Ku Qaaday Dowladaha Itoobiya Iyo Ereteriya oo hada Dowlada Faderalka Heshiis yahiin.

halkani Riix Video Hoos

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*