DAAWO VIDEO:Hadaladii Ugu Adkaa ee islaamka Ku Difaacay Madaxweyne Erdogan Caalamka Kula Hadlay.

Dunida islaam Ahaan waxaa loo Amin san yahay Inuu yahay Hogaamiyaha Difaaca Muslimka Duniga Ah Iyo Dhibaatada Loo Gaysto,Soomali Ahaana uu Magac Ku Leeyahay Siduu Uga Jawaabey Soomaaliya Xili Aduunka Ka Jeestey Arimo Bini’adanimo Ka Jireen.

Hadaba Hadalada ugu Adkaa ee uu Jeediyo Tan Iyo Intii uu Bilaabay Difaaca Musliminta Madaxweynaha Turkiga Erdogan Ayaa Ahaa Kuwo faro badan oo halkani Aanu Idinku Soo Gudbinayno.

Video Hoos Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    1.Shaki kuma jiro in uu madaxweyne Erdogaan u doodo waxii hadba looga gardaran yahay arimaha Islaamka iyo Muslimiintaba.Waana waajib saaran taasi.Erdogaan waxuu arkay arimihii Islaamka oo aysan cidina difaacayn.Markaas buu dhiidhiyey.
    2.Turgi waxay wax tartay xamar iyo beelaha daga.Wayna u dadaashay ee dadkii loo soo hiliyey baa garan waayey in loo soo hiiliyey.Turgi waxba ma ay tarin soomaaliya inteeda kale.Xamar bay dhidibada aasatay.Madaxda beelaha USC-na uma ay abaal gudin Turgi oo waxaaba xamar lagu laayey dhaqaatiirtii daaweeyn jirtey dadkay iska laayaan iyo Injineeradii u dhisayey guryihii iyo jididkii ay iska bur-buriyeen.Shakila Turgi way u dadaashay beelaha USC.Waase qalad iyo been in ay dawlada Turgi soomaaliya u taqaan xamar kaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*