DAAWO VIDEO:”Haddii Aanu Wayno Saami Qaybsi , Waanu Ka Tashan Doonaa Somaliland ” Siyaasi Galaal.

Waxaa Soo badanaya Cabashada Siyaasinta Reer Soomaliland Ka Cabanayaan Qaabka Siyaasada Maamulkaasi Ku Socoto,Waxayna Hada Maraysaa Inay Ka Niyad Jabaan Soomaliland Inay Sii jirtaa.

Siyaasi Galaal Ayaa Sheegay Inay Ka Shanayaan Maamulkaasi Soomaliland Inay Kasii Mid Ahaadaan Mar hadii Qabiil Xisbi Kasta Xubinta Muhimka uu siinayo.

Halkani Hoose Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*