DAAWO VIDEO:Iran Xaramka Ma Weerarayno Balse Sucudiga Fakhri Baanu U Badalayna Dhaqalaha

Iran Ayaa Qaaday talaabada Ay Uga aargudanayso Sucuudiga Dagaalka Ay Kula Jirto Iyadoo Maraykanka Tageeraysa.

“Dhamaan tilmaamayaasha ayaa ah in hubka loo adeegsaday labada weerar ee Warshadaha Sucuudiga uu ka yimid Iran,” af hayeenka isbahaysiga Turki Al Maliki ayaa wariyeyaasha ugu sheegay magaalada Riyadh, isagoo intaa ku daray inay hadda ka baarayaan “halka laga toogtay”.

Maliki wuxuu yidhi “shaqo joojintan kama imaanin dalka Yemen maadama kooxda Xuutiyiinta ay iska dhigayaan” ayuu yiri Maliki oo intaas ku daray in baaritaan la furay.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*