DAAWO VIDEO:Jamhuuriyada Barakaysnayd oo Lagu kala Yacay,Gudabursay,Garxejis,Dhulbante Iyo Warsan Gali Maamul Samayn naya.

Hadaba Intaasi Arinta Aynu Soo Sheegnay ee Soomaliland Ka Jira oo Beelaha Ugu Waweyn kaga Cabanayaan cadaalad Darada,Hadalkooda Midkoodna Kuma Jirto waanu Dagaalamaynaa.

Wixii Soomaliland Gar Ahaan Muuse Biixi oo SNM Ahaa oo Dowlad Awood Leh Soomaaliya Isagoo ka Tirsanaa Ka Door Biday Inuu Dagaalamo In Cadaalada Darada isagu samaynayo.

Halkani Riix Video Muuqaalka Daawo

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*