DAAWO VIDEO:Jubbaland oo Gooni Inay isku Taagto Qarka u saaran,Dagaal Xamar oo ku Dhawaaqday Kadib Xarigii Wasiir Janaan..

Jubbaland Ayaa Ku Dhawaaqday dagaal Siyaasadeed oo iskaga Difaacayso Weerarka Ay Sheegtay Dowlada Muqdisho inay Kusoo Qaaday Bur Burinta Jubbaland,Hadalkani Ayaa Imaaday Iyadoo Dowlada Faderalka Ay Xidhay wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashid Janaan oo Dowlada Sheegtay Inay Danbi ku Haysato.

Jubbaland Ayaa Baaq u Dirtay Dadka Soomaaliyeed Iyo Dhamaan Dadka Daneeya Arimaha Jubaland inay Dowlada Soomaaliya Bur Burin Kusoo Qaaday.

Halkani Riix Video Muuqaalka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

6 Comments

  1. Haaheey. Kheyre iyo tolkii wey is fahmeen.

    Dalka iyo dadka waxaa masuul ka ah. Xasan cali kheyre.

    Madaxweyne farmaajo haduu sidaas oo kale salli u dhigan lahaa kismaayo iyo garoowe. Maanta wuxuu ahaan lahaa qof qiimo leh.

    Laakiin wuxuu kusoo aruuray inan layaal.

    Xaqiiqdu Waxa weeye. Farmaajo iyo kheyre. Wey isku dhacsan yihiin.

    Galmudug hiirshabeele. Waa in ay noqotaa meel uu ka taliyo xasan cali kheyre

  2. Mingistume so deg: nin iyo magacii is leh, kolleey mingistume kii Iduur baad iila egtahay ee sida eeyduurka kaymaha Ka dhawaaqi jiray, khiyaali hadalku adiguu ku qiimo tiraa, somalia 🇸🇴 sallaanbay fuushay, sare ayay u socotaa, dibu socod iyo silic ku nool midna saami kuma lahan, socon mayso huuhaa, been laysu sacab tumo, dhulka soohdin baa taal, somali lagu qoray, sumaddeedi gaartahay, ninwalbana sadkiisii, lagu seejin maayee., saami wuxuu u leeyahaa, loo saari sacabbada, kan saluugo qaybtiyo, sancaddaala yaashana, seefbaa sugaysee. ! Mingistume sidaadaba horta yaad la socotaa? Sowdkaaga yaa garan, kumad sinji wadaagtan, sadarrada qoraalkiyo, sawirkiyo ijeedada, waa mid kaa sargaxanoo., barba suuldhabaaliyo, sanqar aan la garanbaad, signalkeeda bixisaa, doqon seenyo go’an iyo , inaad tahay sawaabbaan, kala saari waayaye, sawdkii rageed iyo, dumar seenyadoodii , midun saaka la imoow.

  3. Dab La Riday: Minnesota So Deg anigu iduur baa u aqaanay kkk kkk kkkk kkkk islaamka hadduu sax yahay oo kii sudankenna yahay slaan buu iga mudan yahay sabeenna waa ku xirayaa.

  4. Xaq bey u leeyihiin in ay aayahooda ka taliyaan, hadii siyaasad la isku hayo ,maxaa keenay in xanibaad Shacabka lagu sameeyo, walaahi Farmaajio haduusan bedelin siyaasadaas, meel dheer ayuu ka doonayaa gobolkas, waayo waa xuduud, hadana dacwadi ka socotaa. cadow badan baa jira oo xitaa aan Kenya ahey, hadey maqlaan in uu gooni isutaag ku dhawaaqay gacanta ayuu la soo gelayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*