DAAWO VIDEO:Kiiskii Nimco Yaasin caraale Maxaa Ka Cusub “Oday Hadalo Adag U Diray Bulshada Soomaaliyeed.

Odayaasha Hargeysa Ayaa War kasoo saaray Kiska Fanaanada Nimco yaasin caraae oo Dhlasho Ahaan loo kala Sheeganayo ,Iyadoona Arintaasi Ugu Danbeyn DNA laga Qaaday Si Loo Ogaado Cida Ay Sida Rasmiga Uga Soo Jeedo Nimco Caraale .

Odayaashani Ayaa fariin ka Diray dadka Baraha Bulshada inta Badan Ku hadal haya Kiiska Nimco Yasin .

Halkani Hoos video Ka Daawo

Kiiskii Nimco Yaasin caraale Maxaa Ka Cusub

Kiiskii Nimco Yaasin caraale Maxaa Ka Cusub

Posted by Mohamed Shiine on Wednesday, September 18, 2019

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here