DAAWO VIDEO:Maxay Yahiin Gantaalaha s-400 Turkiga Helay ee Maraykan Ka Qeyliyey,Wal Walka uu Maraykanku Ka Qabo.

Falanqeeyasha Ayaa Amin San Inuu S-400  Yahay Midka Ugu casri san Aduunkani Dhanka Difaaca,Iyadoona Halmar Bartilmaameed san Karaan In Ka Badan 8 bartilmaameed Sidoo kalana Waxay Gantaalahani leeyahiin Raadaaro Horumarsan .

Raadaaro Lagula Soconayo Wax Kasta oo Weerar Kusoo Wajahan,Gantaalaha S-400  Ayaa Dhagaysan kara Jabaq kasta oo Diyaaradeed Ama Gantaal oo kale Iyagoo Bur Burinaya.

Sidoo Kale Waxay Awoodaan In Xog Kasta Iyo Macluumaad Lagula Socdo,Iyagoo Dib ugu Soo Celinaya Macluumaad kasta oo Si Dhaafsanayaan Ururka Gaashaan Buurta NATO oo Awadamada Labaad ee Ciidamada Ugu Badan Ku leh uu Turkiga Yahay.

S-400 waxay raadraaci kartaa diyaaradda 600 km u jirta

Maraykanka oo Gantaalahani ka Qeyliyey Ayaa Sababta waxay Tahay…

Inay Ka Lacag Yar yahiin Kuwa Maraykanka uu Soo saaro kana Horumar san yahiin,Iyadoo Gantaalaha Maraykanka Intooda Badani Ana Dayac Tir lagu samayn,Waana Gantaalo Cusub oo La Jaan Qaadaya Hubka Casriga La Isticmaalo.

Maraykanka Ayaa u Arka Inay Hubkani iibsan Doonaan wadamada Heshiiska iibsiga Hubka uu ka Dhaxeeyey,Sidaasina Ku Weyn Doono Dhaqaale Iyo Diblumaasiyadba Madama Xirirku Ku Xidhan Yahay Dalalka kala iibsiga Hubka Ka Dhaxeeyo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*