DAAWO VIDEO:Qosol Somaliland Afka Ka Boobay Farmajo Ayaa Heshiis Noo Saxeexa Cidi Inama Aqon Sanayn

Wasiirka Tirsan Soomaliland Ayaa Afkiisa Ka Cadeeyey Inay Jiraan Heshiis Yada Dhanka Mashaariicda Inuu saxeexay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi Farmaajo,waxaana Ka Mid Ah wadada Isku Xidha Borama Iyo lowya-cado.

Wasiirkani waxaa uu ka Hadlay Sababta Ay Udiideen Heshiiskii Berbera Horumarinta Inay tahay Dowlada Faderalka oo Siyaasadaysay Isla Markaasina Warbaahinta Ka Sheegtey.

Halkani Riix Video Muuqaalka Wasiirka

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. kkkkkk Afkaa kaboobay eey dhaheen. Weey iska qarsadaan jabkooda makeey dowladooda caawintana weey ka abaal dhacaan, ungrateful people!

Your email address will not be published.


*