DAAWO VIDEO:Raysal Wasaarahii Hore Saacid oo Ka Sheekeyey xasan Sheekh Intuu RW U Ahaa Dhibaatada Kala haysatey,Dowlada Nabad Iyo Nolol.

Raysal wasaarahii Hore ee Soomaaliya Saacid Faarax Shirdoon Ayaa Waraysi Dheer Uga Hadlay Xiligii uu Raysal wasaaraha Ahaa Caqabadahii Ugu Badanaa ee Soo Wajahay ,Sidoo kalana waxaa uu ka Hadlay Xaalada Hada Dalka Ku Jiro Iyo Dhibaatada Soomaaliya haysata Midnimada kala Dheeli Tir La’aanta.

Waxaa uu ka Hadlayaa Doorashada Inta Badan Madaxweynaha inuusan Soo laaban waxa Keena Iyo waliba Soomaaliya Marxalada Ay Soo martay Guud Ahaan,Caqabadaha Intuu Raysal wasaaraha u Ahaa xasan Sheekh maxamud.

Halkani Riix Video Daawo

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*