DAAWO VIDEO:Sheekooyin Cajiib Ah cabdisalaan Hareri Taarikhdisa Wariyenimo AUN Cowke Muxuu Ku Xasuustaa?

Wariyaha Khabiirka Saxaafada Soomaalida ka Mid Ah cabdisalaan Hareeri Ayaa waraysigani Waxaa uu Uga Hadlayaa taariikhdiisa warbaahinta Sida uu Kusoo galay Iyo Noloshiisa Guud Ahaanba Siday Ku Kusoo Bilaamatay.

Dhanka kale Wariyaha Khabiirka Saxaafada Soomaalida ka Mid Ah cabdisalaan Hareeri Ayaa ka Sheekaynaya Saxiibnimada Allah ha U naxariste Axmed xasan Cowke oo saxiibo Ahaayeen.

Halkani Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Hereri waa kan meelo badan gacma gacmeeyee muxuu baaritaan saxaafadeed uga sameyn diyaarin waayay qaabka sireysanee loo khaarajiyay iyo madaxda dawladda Itoobbiya ee ka dambeeyay? Ma saas bay saaxibo ku ahaayeen inuu sal gaari waayo sida saaxiibkii loo dilay iyo sababta loo dilay?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*