DAAWO VIDEO:SIR CULUS Khilaaf Imaraad Iyo Sland Yaa Ka Baxay Heshiiski Militry..

Arintani Madaxweynaha Soomaaliland Sheegay Ayaana Ahayn Mid Go’aan uu Isaga Ka Imaaday Balse waxaa La Sheegay Inuu Jirey Khilaaf Soo Jiitamayey oo Baryahani u Dhaxeeyey Soomaliland iyo Imaraadka Carabta oo Heshiis Laba Dhinac Ah Soomaliland La Gashay.

Daawo Video

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Wixi Orod lagu Galo Orob baa looga soo baxa. Emaaraatku wuxu Muuse biixi u sheegay in Qaranimada iyo midnimada somaliyeed ay taageersan yihiin oo aysan jebin karin Heshiisyada Caalamiga ah iyo U.N Resolutions. Muuse Biixi arintaas wey la xumaatay ka dibna wuxu ku dhawaaqay in ay emaaraatka ka saarayaan Berbera oo aysan saldhig ka siin karin ciidamada imaaraatka.

    Emaaraatku DFS kama cadhaysiin karo sida awgeed waa in uu ku taageeraa Midnimada ummadda somaliyeed iyo dalkeeda.

Your email address will not be published.


*