DAAWO VIDEO:Sirta Alshabaab Iyo Qaabkay Qaraxyada u Fuliyaan,saraakiil ka Tirsanaa Shabaab Dowlada Qabtay Fashiliyey.

Dowlada Ayaa Soo bandhigtay Barnaamij Wariye Africa iyo Kooxda Shabab Dhalinyaro Qaab Yaab leh Qaraxyo Loogu Qabtay Muqdisho,Waxayna Kawaramayaan Arimo Sir Badan.

Kooxdani Dhalinyarada oo Magacyo Soomali Ahayn Isticmaalayey Si Ana Loo Ogaan Ama Looga Shakin Sidoo kale Qaabka Ciyaalka Timaha Iyo Dharka U Xirtay.

Halkani Hoose Video ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here