DAAWO VIDEO:Soomaliland Bur Bur Qarka U Saaran Ururka DULMI DIID oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada London Tageerana uu Muujiyay Jabhada Kornayl Caare

Xili Soomaliland Jabhado Ugu Badnaa Looga Dhawaaqay oo Kasoo Horjeeda Siyaasada Muuse Biixi Cabdi,Waxaa magaalada London Looga Dhawaaqay Ururka Dulmi Diid oo Ka Shaqeynaya tageerada Jabhada Caare.

Waxaa Iskugu Yimi Inta Badan Beelaha Soomaliland ee Isaaq Ana Ahayn,Iyadoona halkaasi lagu Soo bandhigay Dhibaayooyinka Hada ka Jira Soomaliland,Waxayna Sheegeen Inuu xukunkii hal Beel ku Koobmay.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

7 Comments

  1. Idoorku waa dad aad loo la yaabo wallee. Beel beel bay abidkood isku mucaaradi jireen hadda se waxay neceybkii qabaliga u galiyeen labis dawlo si dagaalka ka dhex oogan loo arko inuu yahay mid siyaasadeed. Ar reerku xariifsanaa. Dulmigay ka qaylinayaan markii magaca Isaaq lagu geysanayay xaq buu ahaa hadda oo uu ayaga is cunsiiyay ayuu nooqday wax xun oo laga cabaado. Wuxu xooleysanaa waa yaabee.

  2. Wuxuuyiri beelaha aan isaaq aheyn, oo wali ma rajaad ka qabtaan in aad wax ka noqotaan maamulka Woqooyi galbeed? walaahi , waxaad moodaa dadkaan in la sixray, war quus ayaad tihiin, wax aan isaaq idiin yeerina ma maqashaan.

  3. Maad ila fahantaan arinka.

    Arinta nimankani ka hadlayaan waa riwaayad dad loo jilayo oo lagu mashquulinayo si aysan dhinacyada u eegin.
    war haday run sheegayaan may soomaali sheegtaan oo dhahaan wax ka sokeeya soomaalinimo inama deeqaan hady run sheegayaan, waxaa loola danleeyahay in dadka lagu sharciyeeyo inay jirto wax la yiraahdo soomaaliland.

    oo wad aragteen meelwalba afkaa lagu celceliyaa soomaaliland soomaaliland oo la doonayo in madaxooda lagu daabaco. kadibna qarkood hoos loogu qariyo lacag oo kadibna meel lagu kala daadiyo.

    sheekooy ku nacay.

    cigaal baa sidan yelay ama sidan sheegay, wa riwaayad.

  4. @ axmed

    Marka hore waxaad mooda in aadan taariikhda laba socon, Qolooyinkiina iidoor ee Taariikhda raba in ay been ka sheegaan oo bedelaan.
    Hartiga waqooyi iyaga Engriska la dagaalamay oo waxaa la oran jiray DARAAWIISH. isaaquna kabaha ayey u sideen Britishka oo weliba Kaniisado ayaa la idin dhisaayey wakhtigi uu Daraawiishta Dayaarado kula dagaalamay, Wakhtigaas idinkuna waxaad lahaydeen YES SIR.

    Tan Labaad wax aysan Raali ka ahayn Hartiga waqooyi meel ma gaadhi karo waxaana ka markhaati ah 28 sano ayaad lahayd dawlad baanu nahay waanu go’nay maantana passport somaliga ayaad ku dhooftaan oo Beytul allah ku tagtaan.
    Xoolo aysan DFS ogoleyn carabta ma tegi karo
    Dayaarad aan DFS ogoleyn hargeisa ma iman karto

    Marka yaa Raaxo ku jira ? Isaaq hadda iyagi ayaa la kala haya oo la kala qarinaya. Hartiga Bari wax aysan raali ka ahayn ma dhici karto FULL STOP.

    ictiraafka isaaqland jeebka Waros & Dhulos ayu ku jira ee talo keen !

    Marqaan media ictiraaf lagama helo
    Social media ictiraaf lagama helo
    dadka oo la caayo ictiraaf laguma helo

    Ha Wareegtu Giiraantu.

  5. Dulmi-diid muxuu kusoo kordhin karaa?….jeegaanada isbaheysiga ka dhaxeeyso

    1)Hargeysa”?..
    2)Burco”?…..
    3) Jabhada Dulmi-Diid Garxajis Iyo Kornayl Caare.?
    ——————————————————————————
    Gunti Jeegantu cawa dagal bay raban inay Jabhada ku wadan ee halo diyaar ahaado! … ay wadaan jeegaantu ka wadaan buraha ay joogaan jabhada xaq u dirirka ahi … Xaq Dirir · 17 hrs ·. Daawo Sir Fakatay Beesha Biicido iyo 40 Tukniko ah. ….. Jabhada Dulmi-diid In Dhabarka Laga toogtey oo si qorshe ah jeegantu u …
    ————————————————————————————

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*