DAAWO VIDEO:Soomaliland Dibmuraadiyad Kama Jirto,Militery Nadaamkii Ayaa ka Jira Aduunka Ha Arko”siyaasinta Hargeysa”

Siyaasinta Hargeysa Iyo Guud Ahaan Soomaliland Ayaa Ku Dhawaaqay Soomaliland Inuu Xukunka La Wareegey Militeri Dibmuraadiyada Ay Sheegi Jirteyna Hada Aysan Jirin oo Dadkii xabsi Laga Buuxiyey.

Waxayna Siyaasintani Sheegeen Inuu Muuse Biixi Dadkii Xabsi Ku Xukumayo Inuu Ku maamulo ,Sidaasi Darteeda Maanta Gurmad loo bahan Yahay Caalami oo Dadka Lagu bad baadiyo.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

[wp_ad_camp_1]

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. Somaliland Ninka haysta ee la yiraahdo muuse biixi waxa soo tababaray ilaahay ha u naxariistee Jaalle siyaad.

    Hadda hal jabhad baa ka jirta ISAAQLAND ilaa ay gaadhaan 2 jabhadood ama saddex markaas bay isaaqu ogolaanayaan SOMALINIMADA

Your email address will not be published.


*