DAAWO VIDEO:Soomaliland oo Tageertay Kenya Bada Inay Ku Guulaysato Arinta Muranka Bada Soomaliya Iyo kenya.

Tan Iyo markii uu Bilowday Khilaafka Soomaaliya Iyo kenya Waxaa Maamulka Soomaliland Wadey dadaalo uu Doonayo Inuu Xirir wanaagsan Uga Faa’idaysto Xiriirka Kenya ,Iyadoo taasi Badalkeeda Soomaliland Tageero ugu Muujinaysa Inay Kenya Ku Guulaysato Muranka Bada Kenya iyo Soomaaliya.

Soomaliland Ayaa Sheegtay Inay cadowgooda Yahiin Dowlada fadaeralka Soomalaiya Sidaasina Ay Ku tageerayaan Kenya Inay Arinta Ku Guulaysato,Dhanka Kale maamulka Soomaliland Ayaa Qunsuliyad Furtay Intii uu taagnaa Muranka Soomaaliya Iyo kenya.

Maamulka Soomaliland Ayaa hada Sheegay Inay kenya Ka Caawinayso saliid Laga Soo saarayo Deegaanada Waqaooyi Soomaaliya ee mamaulkaasi uu Ka Taliyo.

Halkani Riix Video Muuqaalka daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Maahmaah carbeed baa jirta oo oronaysa ”’ calaya wa cala acdaayi ”’
    somaliland wax alaale wixi ay somaliya is-haystaan iyadu wey la jirta kuwa somaliya ka soo horjeeda, waa tii uu yiri ninkan waalan ee madax looga jiro faysal cali waraabe ”’ cadowgaaga cadaowgiisu waa saaxiibka ”’
    Isaaqland halkaas bay ka taagan tahay arintu.

    IBLIIS iyo somaliya haday isqabtaan Isaaqu IBLIISKA ayey la jiraan !!

    sheekadu waxay u egtahay ”’ NAAG MASEERTAY MOOTO LA RAAC ”’ abgaalka sheekadaas yiri markay caydiid fahmi waayeen .

  2. ASC.
    Taageerida la yiri soomaalilaan baa kenya ku taageertay in ay kenya qaadato badda iyo dhulka soomaaliya waxay la mid tahay xamar oo tiraahda haddii aysan dawlada Shiinuhu dadka muslimiintaa ka dayn cadaadiska waan ku soo duulaynaa shiinaha.Wax qeymo ah ma leh taageerida hargeeysa oo ayadaaba yaaban hargeeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*