DAAWO VIDEO:Sooraan Iyo Jawaan Film Cajiib Ah,Bada Soomaaliya Kenya Sheegatay”War Maanta Hadii Walalaheen Cawiin Bari Saylac Ayaa Laynaga Qaadaya’

Labada Jilayaal ee Reer Soomaliland Ayaa Aragtidooda Ku Abaaray Xaalada Bada Soomaaliya Iyo Inay Dad Reer Soomaliland Tageereen Kenya,taasi oo Filmkani ka Turjumayo.

Labada Jillayaal ee Sooraan Iyo Jawaan Ayaa Filmkani Ku Muujiyey Inay Soomali Isku Mid Tahay,Hadii Maanta bada Kenya qaadato Soomaliland Waa Laga Qaadi Doonaa.

halkani Hoose Video Kasii Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Kuwaani waa hurdaan ma dhul iyo bad baa woqooyi galbeed u haray? Sow waa hore jeegaantu ajaanib ka maysan xaraashin oo amxaaeo ugu horeyso? Miskiinsanaa oo marqaansanaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*