DAAWO VIDEO:XOG XAQIIQ Muuse Biixi oo Midnimada Usoo Dabcay Heshiis Itoobiya Iyo Jabuuti.

Muuse Biixi Ayaa La Sheegay Inuu Usoo Jilcay Sidii wada Hadalo wax Ku ool uu Ula Gali Lahaa  Dowlada Faderalka Soomaaliya Taasi oo Gar wadeen ka Yahiin Dowlada Itoobiya Iyo jabuuti,Iyadoona Lagu wad wajiga Ugu Horeeya Wada Hadalada Inay ka Bilowdaan dalka jabuuti.

Wasaarada Arimaha Debada Dalka Itoobiya Ayaa Ka Hadashay safarkii Muuse biixi ee Jabuuti oo Ay sheegtay isbadalada Geeska Inay Qeyb muhim ka Qaadanayso Iyo wada hadalada Dowlada Faderalka Iyo Soomaliland.

Halkani Riix Video Muuse Iyo Midnimada

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Qabiil keligii qaran ma noqdee iduur iska daa qiyaaliga, waddan xor ah oo leh xudduudo caalamiya oo united nation ku aqoonsan yahay in beel keligeed gobol goosato waa maan gurracan iyo garasho jaan, sheekada waallida ah ee ku saabsan labo dawladood oo isku biirtay baan ahayn waa sheeko marqaan oo lagu marin habaabiyo dadka makastada ah iyo carruurta, waxyaabaha cajiibka ah waxa Ka mid ah in iduurku ay ictiraaf Ka raadiyaan waddamada dibadda oo ah kuwii Somalia 🇸🇴 oo kuwada jireen United Nation ka oo ogaa in somalia 🇸🇴 tahay waddan xor ah oo gumaystihii reer Europe ee somalia 🇸🇴 u qaybsaday shanta gobol Ka xoroobay, Su’aashu waxay tahay somslia markii la qaybsanayay ma dawladbaa Ka dhisnayd? Maamul beeleedka iduur ee sheegta dawladnimada gacan ku rimiska taariikhda ay Ka been sheegayaan ayaa dad badan oo aan aqoon I lahayn taariikhda somalia 🇸🇴 lagu khaldaa dawlad baannahay iyo Waan goosannay kkkk kkkk iyadoo macaawinnada reer Europe ay saxiixdo dawladda federalka somalia 🇸🇴 ee uu hoggaamiyo madaxwayne Farmaajo.
    Runtu waa mahuraan somalia 🇸🇴 somalibaa leh.

  2. ASC.
    Muuse Biixi iyo maamulkiisa waa u dan in ay xamar la heshiiyaan oo ay wax ka boobaan malaayiinta doolar ee xamar lagu soo daadiyo ee la rabo in aysan soomaaliya waligeed dawladi ka hirgalin.Xamar wax badan bay u ogoshahay hargeeysa oo tiraahda ma nihin soomaali.Puntlaan oo ah aas-aaska maamulka xamar waxba xamar uma ogola.Laakiin hargeeysa waxkastaa miiska u saaran ee may leef-leefto barwaaqada loo ogol yahay?Ugu dambayn Maamulka Muuse Biixi meelkastaa xamar ka soo ooday oo meelna uma uu dhaqaaqi karo maanta.

  3. Atoore: hankaagu qabiil ha dhaafo, aqoontu waa hoggaanka nolosha iyo horumarka, qofkasta wuxuu cabbiraa heerka garaadkiisa iyo bisaylka xadaarradda ilbaxnimadiisa, qabyaaladda iyo musuqmaasuqa waa saldhigga dibu dhaca dhallinyaro badan Ka leexiyay waddada hayaanka nolosha, korriinka maskaxda ayaa keenta fahamka waddaniyadda iyo sinnaanta, in reerkaga kaala mudnaado reeraha kale oo qalbigaagu ku waynaado qalbill waa astaanta jahliga iyo aqoon la’aanta, Ka xoroow qabiilaysi iyo caddiifad qabiil, una istaag danta guud ee waddankaaga., lahoow hadaf siyasadeed oo fog, inta aadan ku ekaan tuulada aad ku dhalatay, musuqmaasuq iyo qabiil, caddiifad cuqdad qabiil waa cudur boogeed ku taallo dad badan oo ku garaadsaday burburkii, una fahmay nolosha midda qabiilkiisa inay sadbursi helaan. Asc

  4. @ Kayse
    Salaan sharaf Sxb

    Atoore Han weyn ma laha caqligiisuna waa caqliga mooryaanta reer abtigiis ah ee xaaraan ku noolka ah. wax badan ha weydiin waa Qashin qolofta ka sheegta Majeerteen laakin caqliga habarkintir ka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*