DAAWO VIDEO:Yaab 60 Kun oo Qof Gaajo Nolol La’aan Caasimada Maraykanka Ku Hayso..

Markaad tagto magaalada Los Angeles wakhti ba kugu qaadan mayso in aad aragto dad dariiqyada hurda. Dad badan ayaa habeenkii u hoyda cooshado wadooyinka agtooda laga dhisay iyo meelo aan kuba haboonayn in aadame u hoydo oo ay ka mid yihiin guryo aqallo onoobay iyo istaannada gaadiidka.

Dadka dib jirka ah ee Los Angeles ku nool tiradoodu waxay kor u kacday 30% afartii sano ee la soo dhaafay. Habeen walba qiyaastii 60,000 oo qof oo Los Angeles u hoyda ayaa dib jira, waxaana sidaa lagu ogaaday sahan ay samaysay wakaaladda daryeelka dibjirka Los Angeles.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*