DAAWO+XOG: 3 Waxyaabood oo Axmed Godane kala dhintay Al- Shabaab oo muhiim ahaa

Galabnimo ay Isniin soo galayso bisha September-na ay bilanayso sannadkii 2014-ka, ayay ciidamada Mareykanku heleen wada hadal telfoon oo si toos ah u dhexmarayey Hogaamiyihii halista badnaa ee Al- Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo xubin katirsanaa kooxdiisa, kahor waxaa jiray aalado Sirdoon oo lagu hagayay telfoonka iyo wardoonkiisaba.

Mareykanku markiiba wey abaareen bartilmaameedka wada hadalka oo ay ku dhufteen Sayruuq ama gantaal awoodiisu sareyso, oo aduunyada dhaafiyey, soona afjaray maalmihii noloshiisa ee mid kamid ah Hogaamiyaashii Argagixisada geeska Afrika.

Magaciisa oo buuxa waxaa la yiraahdaa Axmed Cabdi Godane, wuxuu la baxay magacyo badan gudaha kooxda uu asaaskeeda wax ku lahaa ee Al- Shabaab looga yaqiinay, markii dambena uu ka noqday Horjooge ay dad badan ka cabsan jireen.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Shan sanno ka hor ayay ahayd markii la dilay Axmed Godane, 6 maalmood ka dib 1dii September, Mareykanka ayaa qiray in ay soo afjareen nolosha Godane, oo ay sheegeen in uu ahaa maskaxdii ka dambeysay dhismaha kooxda hubeysan ee Al- Shabaab, xiligaas si weyn ayaa loo filayey in ay daciifi doonaan dhinac kasta kooxdan xagjirka ah.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

6 Comments

  1. ASC.
    1.KU:Kayse|Dab La Riday.
    Insha Allaah intaan noolahay waan hadlayaa oo ku hadlayaa waxaan dambi iyo xumaan ahayn.Haddii an Gaas u qaadi jirey Boorsada xor baan ahayn aniga iyo Gaasba.Adigase waa lagu haystaa oo ad waliba raali ka tahay sida laguu haysto.Anigu wax an hayba ma ogoli in uu igu muraadsado nin asaagay ah.Anigu ma ogoli in aan qaado Heeryo nin kale leeyhay.Adiguse waad ogoshahay oo ad waliba ka raali tahay.Waa qofka wata magaca Kayse lab iyo dhadig kuu yahayba.Waayo mar dhexdaase waxaan daris ahayn haweenay la yiraado Kayse.Eedo Kayse anigu xor baan ahay oo sidaada oo kale nin ila fila uma adeego.Eedo Kayse aniga waligay la ima raran.Sababtoo ah kuwa adiga kugu guuraa ee ad hajinka u tahay way ogyahiin in anan ka yeelayn in ay igu guuraan sidaada oo kale.Laakiin adiga haddii laguu qaado waxkastaa lagaa suubsan karaa.Waayo saas baad ka raali tahay.

    2.EX-FORMER CAPTIVE,Dab La Riday miiskiin yahoow haddii ad wax isku haysid adigu toos ii soo abbaar oo ha ku soo gaban midaan waxba ahayn.laftigaagu waxaad tahay EX-Former lahaysta.Waadse dhaantaa eedo Kayse oo waad is garatay in aysan dani kuugu jirin in lagugu muraadsado side eedo Kayse oo kale.Eedo Kayse way is dhiibtay markaasaa loo goglay maqaasiin weeyn oo loo dhiga Barkimooyin badan.Cays iyo cagaarna saas loogu daadiyey.Waayo kuwa cayska u dadiyey way yaqaaniin haddii uu helo wax uu daaqo in uusan wax kale ka fakarayn.Adiguba waa baad la daaaqi jirtey naqaas.Laakiin mar dambaad is garatay oo ad is tiri war sidaanu si ma aha e maxaan meeshaan u joogaa?
    Idinkaa i soo raadsaday ee adkaynsi yeesha.

  2. @ Atoore

    Hadaanu nahay Reer laasqorey waxaanu u naqaana ninka majeerteen ee Hawiye dhaleen ”’BAR XAARAAN ”’. Marka adigo hawiye ku dhaleen majeerteena kaga yaala SEENTA dambe aya dad kaa sharaf badan la hadlaya.
    Caqli hadaad leedahay nin dhulos ah ma caydeen laakin waad u damqan lahayd marku dhibaato ku jiro, sababta ay dhulos u neceen caqliga majeerteenka waa adiga oo kale markay hadlaan ama afka kala furaan.
    Majeerteen Caar & ceeb baad ku tahay ileyn ninkula dhashay baad leedahay waa lagu gumeysta meeshaad u damqan lahayd oo dhiigu kugu kici lahaa, laakin mushkiladu waa hawiyaha ku dhalay oo aan caqli badan lahay sababtaas baanu ugu yeedhna BADH XAARAAN nin Mj ee hawiye dhaleen.
    Puntland la isugu iman maayo inta Badh Xaaraan adiga o kale ka dhex hadlaayo.

  3. ASC.
    KU:Dab La Riday.
    1.Waligaa markaan kaa badiyo fadhi-ku-dirirka baad dhooqo ka wareegtaa.Waa lagugu yaqaan oo hadba qofkaad daan-daansatay markuu kuu so jawaabo baad wax kale iyo meelaan loo joogin u bayrtaa.Tan kale aniga hawiye ima dhalin.Haddiise ay i dhaleen Hawiye waa soomaali adan waxba uga fiicnayn.Hawiye waxaa ku jira noockasta oo ummad ku jira.
    2.Dhulbahante wax xun iyo wax aysan ahayn kama sheegin.War ma dhulbahante kuwii ugu waaweynaa baan hargeeysa loo daadin?Ma adigaanse laguu daadin jirin dhawaan ka hor.Waryaa ma wax muuqda baad qarin kartaa?Mase oran dhulbhante oo dhan baa wada saas ah.Xalay waxaan ka qeyb galay shir looga hadlayey arimaha dhulbahante waana ku iri raggii meeshaas joogay waxa an hadda sheegayo oo ah in uu dhulbahante ka qaraabto hargeeysa.Waryaa saddex maalmood ka hor ma dhagaysatay waxuu lahaa general Taani?Haddii ay wax fahmayaan ragga dhulbahante ee jooga hargeeysa ha ku waano qaateen hadalka generalTaani.kaad difaacaysid ama eedo Kayse baa caan ku ah cayda haybtaan ka soo jeedo kamana hadashid.Haddii ad tahay qof fakar suuban ma adan tiraahdeen adiga iyo hawiye anigaa idin ka fiican.Aniga iyo Hawiye dhul asaagayo nagama haysto nagamana haysan karo.
    Calaa kulli xaal waxyaalo badan oo ad istaahishid in lagu yiraahdo kuma oranayo.waayo ma rabo in ay dhihidaasu gaarta beesha ad ka dhalatay.
    Laakiin adiga eedo Kayse baa ceebo u soo jiidaya haybihiina.

  4. Ilahoow axamad.godane cadaabta ugu wayn salkeda dhig ilahoow qabriga kusii cadab itan aqriro la garin. alow isga iyo waxii soo tarbiyeyeyba jahanabo salkdca geey ilahow sida shaydanka lo cadabo si ka adag u caab 4 milayan qof ayaa gacantisa ku maqaan

  5. @ Atoore Badh Xaaraan

    Dhulos iyo waros adiga oo kale aya nacsiiyey MJ , maantana walaahay haday u galaan ”IBLIS ”’ lama yaabayo ileyn adiga oo kale ayy ku jira MJ.
    Mida kale adiga Mj waxaad kaga taala seynta dambe maxaa laga weydiin kara MJ waa waxba weliba sidaas baa iljeex kugu dhashay oo aad badh xaaraan ku tahay.
    waros iyo dhulos dantooda wey yaqaaniin adiga oo kale waxba kama dhegeysan karaan.

    Puntalnd waxa lagu dhisay saddex warqadood oo la wada saxiixay oo ay kala saxiixeen
    1-dhulos
    2-waaros
    3-majeerteen

    waxaad uga xigsan kartid hartiga kale ayaanba la yaabanahay, laakin kula yaabi maayo ileyn hooyada baa hawiye ah oo taqaana ”’UNUKA LEH ”’
    Haddi kale nin mj ah oo dhiig saafi ah ku jiro walaahay inuusan sidaas u hadli karin !

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*