DAAWO+XOG: Imaaraatka oo fariin lama filaan ah u soo diray M/weyne Farmaajo & Aqbalida Sharuudihii Soomaaliya

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helay Ilo muhiim ah ayaa ii sheegay inuu socdo dadaalo diblomaasiyadeed oo ku aadan dhex dhexaadin la doonayo in laga dhex sameeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, dadaaladan oo markii hore si gaabis ku socdeen, ayna ku jireen madaxda dalalka Gobolka ayaa hadda u muuqda mid soo xoogeysanaya.

Xubno ka tirsan Diblomaasiyiinta Ajnabiga ee fadhigooda yahay Muqdisho ayaa ku wajahan Imaaraadka, si ay u bilaabaan dadaalada dhex dhexaadinta ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

HALKAAN KA DAAWO FAAHFAAHINTA

Dawladdaha Itoobiya & Eritrea ayaa dadaal xoog badan ugu jira sidii labada dal lays kugu keeni lahaa, waxaana horey arrimaha u sameeysay dawladda Sacuudi Careebiya oo u arkaysay in ay labada dhinacba xal ka gaari karto, balse si gaabis ah ayay ku socdeen.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*