DEG DEG DAAWO VIDEO:Jabhadii sadexaad oo Ka Dilaacday Qorilugud Soomaliland,Xaq darada hadii Afka La qabto Feedhahay Ka Dilaacdaa.

Warar kale oo Soo baxaya Ayaa Sheegaya Inay Jabhadii Sadexaad Ka Dilaacday Degmada Qorilugud ee bariga Soomaliland Xili Soomaliland ku Howlanayd Xiisada Caare,halka Maalin ka hor la Shaaciyey Inay Jabhad kale Ka Dilaacday Gobolka Awdal State.

Qaar ka Mid Ah tageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ayaa Beeniyey Jabhadani balse Xisbiga wadani Ayaa cadeeyey Inay Jabhad kale ka Dilaacday Qorilugud ,Waxayna Ku Eedeeyeen Wadani Jabhadahani inuu Tageerayo Iyagoo Ugu Yeedhay Xisbi Beeleed Inuu Yahay.

Soomaliland Ayaa Hubayntii Dagaalka Soomaliya Iyo tageerida Shabaab Hada Waxay ka Dhigaysa 10 Jabhad Inay Iyaga Dhexdooda Ka Dilaacaan.

Halkani Riix Video Hoosta Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ”” What Goes Around Comes Around ””

    Waxaad ummadda ku sameysid adigana wey kugu soo noqdaan. Isaaqu wax badan bay taageereen Al-shabaab si ay koonfur u burburto hadda iyagi aya jabhado isu sameystay.

    ”””’ TOLOW REER TOLKAY DHULBAHANTE XAGGU KAGA JIRA SHEEKADAAS ””’

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*