DEG DEG+AKHRISO: 3 arrimood oo ay Kenya u dalbanayso Dib u dhigida Dacwadda Badda.

Warar laga helay dhinaca Diblumaasiyadda ayaa daaha ka rogaya in ay Kenya shalay warqad u dirtay Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ oo ay kaga codsanayso in kiiska dhageysiga dacwadda Badda ee kala dhaxaysa dib loo dhigo mudo ay ku diyaar-garoobi karta oo ah ugu yaraan 12 bilood, si ay iskugu diyaariso dhageysiga ugu dambeeya ee maxkamadda.

Dawladda Soomaaliya oo ogolaatay arrintaas ayaa dhankeeda warqad rasmi ah u dirtay Maxkamadda oo ay ku cadeynayso in aysan ogoleyn in markale dib loo dhigo dacwadda dhageysigeeda, taasna ay tahay mid ay Soomaaliya diyaar u tahay.

SADEXDA QODOB KA AKHRISO HALKAAN RIIX

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Kenya 🇰🇪 waxay hore uga baratay madaxda somaliyed kuwo han yar oo baahan si fududna looga dhaadhicin karo danahooda sida mooryaan CCSHAKUUR iyo CCSharmaake, maanta somalia 🇸🇴 waxa hoggaaminayo dhallinyaro aqoonyahanno ah oo aan baahnayn damacna Ka gelin soorquureed, waxana jira shakhsiyad somaliyed oo aragti gaaban aqoon lahayn oo mucaaradnimo u haysta cadawgaga xooji kkk kk kkk inta badan dad maangaab ah oo mooryaan ah hangaaban oo juhulo ah ayaa aflagaado iyo cay baraha bulshada la taagan kkk wuxuu caayayaa hoggaanka dalkiisa, wuxuu bixinaya dhaxalkii dhulkiisa, laakiin Waa mooryaan jaahil ah oo aan rabin in waddankeenu istaago.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*