DEG DEG:Dhaq Dhaqaaq Ciidan Soomaliland Iyo Puntland Gobolka Sanaag Puntland oo Ku Dhow Ceerigaabo.

Wararka Laga Helayo Gobolka Sanaag Ayaa Sheegaya In Laga Dareemayo Dhaq Dhaqaaq Ciidan oo Xoogan Puntland Iyo Soomaliland,Soomaliland Ayaa Ciidamo badan Gobolka gaysey Kadib markii inta Badan Puntland Siyaasad Kula wareegtey Lagana tageeray.

Ciidamada Soomaliland ee saraakiisha Maamulkaasi Hogaaminayaan Ayaa Gaadhey Duleedka Badhan Sida Wararka Sheegayaan,Dhanka Puntland Ayaa Dhaq Dhaqaaq Xoogan Iyagana Bilaabay.

Gobolka Sanaag Ayaa U Muuqada Inuu U Wareegey Dhanka Puntland Tan Iyo hadalkii Sarkaalka Ciidamada Soomaliland Ugu Gafey Dadkaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here