DEG DEG:Kacdoon Shacab ka Qarxay Laascanod,Ceerigaabo,Borama,Burco Iyo Muuse Biixi oo inuu is Casilo ku Dhow.

Taarikhda Inta Maamulka Soomaliland Gooni isku Taaga Ku Dhawaaqay waxaa hada ka Taagan Xaalad faraha Ka Baxday oo Cidina Marayn Karayn halkay Joogto,Muuse Biixi Cabdi oo nin ciidamada In badan Kusoo Qaadatay Ahaa,Kuna Soo Bar Baaray Amar Iyo Ciidan Iyo dagaal.

waxaa xaalada uu Ugu Sii daray markii uu Uga jawaabey Xaalada kacsanaa Inuu Xabsi Dadkii ka buxiyo,Taasi oo Qarka u Saaran Kacdoon Shacab Inay Abuurto,Burco,Laascaanood,Ceerigaabo,Ilaa Borama.

Dadka Shacabka Ayaa Sheegay Inuu Muuse Biixi Xiligani Siyaasada ku Fashilmay loogana Bahan yahay Inuu iscasilo balse Taasi Ma Dhacayso Marna.

Kacdoonka Shacabka Ayaa Qurbaha Hada Abaabulkiisa Ka Socdaan,Xili Dhawaan Looga Dhawaaqay Deegaanada Borama Iyo  Qorilugud laba Jabhad oo kale Horayna Caare U Jirey.

Qurabahana Waxaa Socda Abaabul xoogan oo beelaha Kasoo Horjeedaa Ay wadaan,Balse Soomaliland Ayaa Xukumadeeda Ku eedaynaysa In Qurbaha Lacagta Jabhadaha Laga Soo uruuriyo.

Xibiga Wadani Ayaa Soomaliland ku eedaysan dagaalkai beelaha Inuu isagu ka Danbeeyo.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Hubka laga soo dejiyey Xeebta Laasqorey Waxaa iska leh Saddex nin oo Reer Laasqorey ah oo doonaya in ay Ku adkeeyaan nabadda deegaanka kulana dagaalamaan iidoorka mar walba ku fekeraya dhul uusan lahayn.
    Waan taageeraya in warsangeli ay is-Hubeeyaan iyago weliba haysta Lacagti iyo dhaqaalihi ilaahay ku manaystay.
    Hubka laga soo dejiyey ”” Durduri deegaanka laasqorey ””’ waxa laga keenay ”’MUKULA ”” beryahanba waa la sugaayey weyba soo raageen.
    Dawladda Puntland waa loo sii sheegay in ay Warsangeli Hub soo iibsadeen ay isku difaacaan weyna taageertay arintaas xukumadda Madaxweyne Deni.
    Deegaanka Durduri waa dhulka u dhaxeeya Laasqorey & Ceelaayo.

Your email address will not be published.


*