DEG DEG:Puntland oo Ku Dhawaaqday Dagaal Soomaliland Looga Saarayo Sool Iyo Tukaraq Xili Sanaag Puntland Inta Badan ka Wareegtey

Saraakiisha Difaaca Puntland ee Ku Sugan Gobolka Sanaag Ayaa ka Hadlay xaalada Ugu danbeeyey ee Sanaag Iyo Sool Gar Ahaana Dagaal Puntland Sheegtay Inay Soomaliland Kaga saarayso Gobolka Sool Iyo Degmada Tukaraq oo Ciidamada Maamulka Soomaliland Mudo Gacanta Ku hayaan Xili sanaag Gacanta Soomaliland Inta Badan ka Baxday.

Puntland Ayaa Fariin U Dirtay Dadka Sool,Saang Iyo cayn Inay Tageeraan Howl Galada Ciidamada Difaaca Puntland Ay wadaan Iyo Ciidamada Soomaliland oo Kusoo Biiraya Maalinba Maalinta Ka Danbeysa Dhanka Puntland.

Taliyaha guud ee ciidamada Difaaca dowladda Puntland Sarreeye Gaas yaasiin Cumar Dheere oo Booqday Dhamaan Fadhisimada Ciidamada Puntland ee Ku Sugan Gobolka Sanaag Ayaa La Hadlay Ciidamada,waxaana uu U Sheegay Inay Ciidamada Isku Diyaariyaan Dagaal Dhanka Soomaliland ee Gobolka Sool.

Taliyaha guud ee ciidamada Difaaca dowladda Puntland Sarreeye Gaas yaasiin Cumar Dheere Ayaa Sheegay Inay Dadka Gobolka Sanaag Qaateen waajibka Difaaca Ku Ah Ayna Kusoo Biirayaan Puntland waxaana Dhanka Sool ugu baaqay Ciidii Ciidamada Soomaliland Deegaanka Uga Jirta Inay kasoo baxaan.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Sida aan maleynayo, reer Sool wey qaybsan yihiin, waana waajib in ay is xoreeyaan, hadaba wixii Qori idiin soo qaata ee iyaga ah, hala laayo aleylehe, kuwaas faaiido malaha, wixii dagaalamayaa, gacan hala siiyo. khasaarana wuu dhacayaa.

  2. ASC.
    Waa run oo reer sool qaar badan baa la safan hargeeysa.Hase ahaatee ninkii hargeeysa ka soo duulay oo ku soo duulay reer Sool kuu rabo ha ahaadee waxaa ku waajibtay in lala dagaalamo.Ciidamada hargeeysa uga soo duulaya reer sool waxaa horkacaya niman u dhashay Sool.Reer hargeeysa kaligood dagaalo uma soo aadeen sool iyo Sanaag ee rag baa hagaya.
    Calaa kulli xaal nabadu waa muhiim ee maa laga wada taliyo nabad iyo is ammaan siin lagu kala nabad galo?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*