Degdeg:- Dagaal lagu curyaaminayo shirka dhuusamareeb oo hadda kasocda Galgaduud.

Maleeshiya Beeled Walaalaha Ayaa Saaka Ku Dagaalamay Duleedka Degmada Balanbale

Dadka Deegaanka Oo Aan Laxariirnay Ayaa inoo sheeg in Dagaalka Uu Saaka ku geeriyoday qof kamid ahaa Labada Maleeshiyaad Oo dagaalantay Sidoo kale Dadku Waxa Ay iisheegen in Uu jiro dhaawac Kadhashay dagaalka.

Ilaa iyo hada Majiraan Ciidamo Ka socda Dowlada Somaaliya Oo kala dhexgalay Maleeshiyaadka Dagaalamaya iyo Wax Waan Wan ah Oo Ay Wadaan Waxgaradka Labada Dhinac.

Dagaalka ayaa imaanaya xilli caasimadda Galmudug uu kasocdo shirka dib uheshiisiinta beelaha wada dega Galmudug.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

5 Comments

  1. atoore muxu u kala celin waayey Reer abtigiisa uu halkan ka amaano habararaneey ?

    wale iljeex ma heshiiso dhul ay joogtana nabad ma noqdo
    1- shabeeladda hoose oo ay xoog ku degeen
    2- Galgaduud ama Gal mooryaan
    3- Baraxleey

    inkaarti muslinka ku dhacday ileyn ilaahay waa caadile !

  2. ASC.
    KU:Dab La Riday.
    1.Ma rabo in aan hooyadaa iyo hooyo kale toona wax xun ka sheego.Hase ahaatee aniga Hooyaday ma aha hawiye.Haddiise ay hawiye noqon la hayd waxba kama qabeen.Laakiin adiga Hooyadaa ma aha soomaali oo waa (SINGH ama Hindi).Adigaana weebkaan ku soo qoray.Waryaa waxaad tahay half somali oo ma tihid soomaali buuxa.Calaa kulli xaal hooyadaa iyo hooyooyinka muslimiintaa Ilaahay (swt) kuligood ha u wada naxariisto.
    2.Reeraha ad tiri xaaraam bay cuneen taas shaki kuma jiro laakiin kuligood ma wada aha.Saan horay u sheegay Hawiye oo dhan dambiile ma wada aha.Way jirtaa badiba in dadka hawiye ee waaweeyn raali ka ahaayeen dhibkii ay u geysteen soomaaliweeyn.Ayana waa run oo reerahaas dad ka midu wixii ay mashaakilo ku suubiyeen soomaali ayagay maanta haysataa oo harsan la oo fariisan la oo had iyo jeer isla dabo taagan Bom iyo Baasuke.Sharkii ay suubiyeen dad reerahaas ah baa maanta ku dhaca kuwo masaakiina oo an cidna dambiyo ka galin.
    Calaa kulli xaal adiga iyo anigu waxaan ku kala duwanahay in aad adigu tahay mid eedeeya beelo badan oo soomaali ah.Aniguna an ku iraahdo war kadaa oo dadkoo dhan ha isku wada qaadin ee kii dambi falay baa dambiile ah.War raali ma ka tahay wax uu qalday nin ad isla tahiin hayb kore in adiga laguu qabsado?Kama tahid ee nin yahoow ka joogi aflagaadada soomaalida an cidna wax u dhimin.

  3. ASC.
    kacaankii uu hogaaminayey M.Siyaad Bare beesha mareexaan waxaa ka raacay arimo badan oo wax u dhimay beelaha mareexaan.Sababtoo ah waagii maamulkaas bay ka guureen meelo badan oo ay ayagu dagi jireen.Waxaa meelahaas ka mida magaalada Dhuusamareeb.Dhuusamareeb waxay u badnaan jirey mareexaan.Labo kursi bay lahaan jirtay.Labadaba mareexaan baa ka soo gali jirey.Mareexaan waa eeday kacaankii ay xamar u soo guureen.Dhuusamareeb waxay ahaan jirtey magaalo Sade.Balanbale sidoo kale ayagaa khaas ku ahaa kacaankii ka hor.Magaalada Xeraala ayagaa lahaan jirey maantana hal cariish loogama ogola oo waxaa dagan DIR.Reerku kacaankii wuu mahadiyey.Intay la haayeen Majeerteen riixa baa ayagii la riixay oo la foociyey oo magaalooyinkoodii qaarkii muhiimka ahaa lagala wareegay.

  4. War ilen dablaridey waa hindi war ninku somalida necebaa uun baan oran jiray,kkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Atoore qarxiyay,kkkkkkkkkkkkkkk,dablaridey oow wale waanad noo dhuuman.

  5. @ Atoore Baadiye

    Adiga aya laba sano ka hore soo qoray iljeex baa i dhashay oo abti oran jirey nimanki habarkintir ee meeshan wax ku soo qori jirey.

    Anigu waxaan soo qorey in aan ahay nin Warsangeli ah/Reer Garaad ka sii ah/Cali Garaad ka sii ah/ Reer Suldaan ka sii ah. waxaan kalo soo qorey Hooyaday waa ogeyslabe.

    Mida kale aniga dad badan baa i yaqaana oo website ka marqaan soo gala ama soo geli jirey oo aanu wada xidhiidhna xagga emailka ama xaga tweeter ka ama xaga whatsup.

    Atoore Baadiye waan iska baraya magacayga waa
    1- Cabdirashid suldan…… cabdirashidsuldan@yahoo.com
    2- Ganacsade
    3-whatsup international. 0044-79-04-04-55-55
    4-tweeter @ abdirashidsul1
    5- Main office. London, Dubai,Djibouti

    Nin isku kalsoon sidaas buu warkiisa u cadeeya ma ahi nin qarsoomi kara ama wax aanu ahayn sheegan karo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*