Degdeg:- Gudoomiye xigeenkii gobolka Badhan ee Somaliland oo kabaxsaday gacanta ciidanka Puntland.

Guddoomiye kuxigeenkii gobolka Badhan ee Somaliland, Cabdiraxmaan Axmed Muuse Suus, ayaa maanta ka baxsaday gacanta ciidamada Puntland ee gobolka Sanaag, kuwaas oo Arbacadii Badhan ku xidhay.

Guddoomiye kuxigeenka ayaa la sheegay in uu baxsaday xilli loo diyaarshay madal uu warbaahinta kula hadli lahaa si uu Puntland ugu biiro.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

7 Comments

  1. Wax toosaya malaha, inta aan wadno Caadifad, iyo waa ina hebele siidaay, waa cadaan in la siidaayey. ee qaar xaafadiisaahi siidaayeen. beri iyaga ayuu soo weerarayaa.

  2. Haday Marki Horeba ay Madaxa ka toogan lahaayeen waxaasu maba dhacdeen .
    Qof Alaale qofki Warsangeli ah Jilibku doono ha ka ahaado oo u shaqeeya Isaaqland waa in Madaxa laga toogta oo aan xadhig iyo kharash kale la gelin.

  3. Suldaan Dab La Riday salaan sare sxb. Wax runta xitaa kuway ka dhasheen ka sheega waxaa laga hayaa labadiina suldaan oo halkan Warsanka u matala. Aad baa ugu amaanan tihiin sida hufan oo aad u dhaqantaan. Suldaan Cawad aaway muddo fog baa noogu dambeysee? Ma caafimaad qabaa yaa war ka haya tolow. Labadiina suldaan Garoowaanu gabdho idin kaga dhisaynaa suldaanoow. Mar kale salaan sare.

  4. @ Caaqil Fanax

    Salaan sharaf ind, aad baad ugu mahadsan tahay salaanta aad noo soo gudbisay.
    Caaqil Fanaxow
    Cusman cawad ”taajka maakhir ” wuxu ku maqan yahay East africa ”’ Kenya/uganda/Tanzania halkaas oo Ganacsi uu isagu masuul ka yahay ka war doona saddexdi bilood ama lixdi bilood.
    Anag aya Emailka ku wada xidhiidhna waana iska fiican yahay Mansha allah. wuxu ino soo noqonaya bishan sept 30 insha allah.

  5. -NIN HADDII U WAASHO, TOOlKII AYAA U MIYIR AH….
    —————————————————
    Tusaale:rag yaraaday tafa naageed ayaa laga doonaa. In taasi waa hor dhac .
    —————————————————————————–
    Ninyahow”: Iidoor – Hadba reerka doorkaa sharaxan maxaa hadiyad kuu siiyay
    Hawada iyo maxaa kaala tagy inaad adigu heer gaadho?..

  6. Suldaan Dab La Riday waa ku mahadsan tahay 100% salaanta qiimaha badan iyo akhbaarta fiican oo aad naga siisay walaalkeen Suldaan Cusmaan Cawad. Meeshan rag culus baa ka tihidiin xaqiiqatan Allaah ha idin dhowro. Asagana soo noqo adoo nabad ah baan leeyahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*