Degdeg:- Puntland oo beenisay in garoonka Qardho ay kasoo dagtay diyaarad siday hub oo katimid dalka Emiratka.

Taliska garoonka diyaaradaha magaalada Qardho ayaa beeniyey in diyaarad hub sidda ay ka degtey garoonkaasi, wuxuuna sheegay inuu yahay war been abuur ah.

Taliyaha garoonka oo hadlay ayaa xaqiijiyey in duulimaadyadii caadiga ahaa ay ka socdaan garoonka ayna wax kama jiraan yihiin wararka lagu faafiyey baraha bulshada.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*