Fiqi”Nacaybka Dowladnimada Ma Nacaybka Dhulbahante Ayuu Ku daray ?

Fiqi oo Inta Badani Dowlada Weerarku Ah Iyo Daroodnimada Kursiga Jooga Ayaa Weerar Ku Qaaday sawir Madaxweynaha Soomaaliya la Galay Kornayl Tuke oo Soomaliland Ku Been Abuurtay.

Soomaliland Dilkii Xasuuqa dadka Ayey “mujaajid Iskugu Magacabeen”Halka Tuke Lagu Haysto Xukun uu ka mid Ahaa.

hadaba Fiqi Dhibaataynta Dowlada Ma Wuxuu Ku daray Dhibaatada Dhulabahante?

Qoraalkiisa

Waxaan magaca umadda Soomaaliyeed raalli gelin uga siinayaa walaalaheen reer Somaliland oo Madaxweyne Farmaajo uu dib u damqiyey dareenkooda soona xasuusiyey maalmo murugo lahaa ka dib Markii uu sawir la soo galey shakhsi ku eedaysnaa dambiyo dagaal iyo xasuuq dad Soomaaliyeed.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

5 Comments

  1. Tuke iyo Dhulbahante ha isku qabanina.
    Tuke waa Dhulbahante laakiin Dhulbahaten ma aha Tuke.
    Tuke hadii wax sameeyay ma aha in Dhulbahante sameeyay.
    Tuke hadii uu yahay gacan ku dhiigle, Dhulbahante ma aha gacan ku dhiigle.
    Fiqi ama qofkasta hadii eey wax ka sheegaan Tuke ma aha in Dhulbahante wax laga sheegay.
    Tuke wakiil kama aha Dhulbahante dambigiisana looma saari karo Dhulbahante.
    Dadka qoraalkaan soo qoray oo u micneenaayo qofkii Tuke wax ka sheego waxuu la mid yahay Dhulbahante ayuu wax ka sheegay waa qalad.
    Dhulbahantoow hadii aad tuke qabiil ahaan u difaaceysiin oo aad leedahahiin qofkii Tuke wax ka sheegay waxuu la midyahay asagoo Dhulbahante wax ka sheegay ee waa YEELKADIIN.
    Dambiile waa Dambiile, Dambiile qofkii dambigaas ku garab istaago asagaan waa dambiile.
    Qaade iyo Qariye waa isku dambi.

  2. Casriga: kkkk kkk kkkk adigu ma tuke ayaad hore u taqaanay? Mise goob joog baad Ka ahayd marku tuke xasuuq samaynayay? Afqadhmuunkii iduur baa kaa soo urayo, haddii qof xasuuq gaystay ninkii ugu caansanaa gobollada waqoyi Galbed Somalia 🇸🇴 waa Muuse Buuxi, reer boorame, reer buuhoodle iyo Reer sanaag qolo uuusan gummaad u gaysan ma jirto, haddana waa kaa sheeganaya madaxwaynaha Qabiilkisa, Tuke xasuuq ma gaysan mana jiro cid ku garabtagan Nacaska halkan (USA) irsiq Ka raadinayo waxan u soconayn kkk kkkk ogoow Aniga kula hadlaya ayaa kaaga xog ogaalsan tuke iyo kiiskiisa marka caloosha adkayso qashinyahoow.

  3. Fiqi waa nin iska reermiyi ah badiyaha godinlabe ayuu geel ku racijiray walahi xamar iyo adisababa kalama yaqano aqoon madiya malahan oo wiligiis school somadhigan mid dina malahan 4 kalmod cariba ah ayuu meel wlaiba ka sheega æ24 sac waxuu leyahay 1991 aya lagu noqonaya xiligasna dadkii ay dagal galiten ee hawiyaha ayaa waxay deremen waxan dolwdnimo ahayn inaysan ku nolan karin isga fiqi ahan iyo qabilkisa h.gidir walahi 1991 ayaa xamar ugu horeysan guryo laga qaxay iyo babuur isbaro qabilada somaliyed ay proboganbo iyo naceb ku dagal galiyan hada waan huba fiqi famajo ma necbano ee nidamka dowladnimo ayaa dhibayso mar ayaa laga dhigay taliya nabadsugida markusuu 5 dhalinyara ah oo xabsiga dhexe ku xiran oo wali an la xukumin ayuu ituu togtay dadki xafadaha jifa guryahoda ag dhigay xitaa malitas waa malinta kaliya ay dowlada xasan garguurta burburi lahayd aqoon heerkssu ka tagan yahay oo isgaba magaca reerxamarka biliqeystay bal kawarama nin madow oo bidaar leh oo fiqi ama muriidi .maye . Ama macoow iyo sabdow hadad argato sulasha ugu soo horeysa maskaxdada isweydinayso waa ninka waxuu astahilay gure rooble iyo caraye maxa ku kalifay reerkisaba ma baxsadan marka magaca ayaba ah biliqda casrigaa

  4. Fiqi iyo waxa la hal maala waa garacyo afka ka xaara oo futadana ka hadla. Dagaalkuu sheegayo iljeex iyo idoor baa dalka ku sababay markaasuu nooga dhigayaa in idoorka si xaq daro ah loo laayay. Dagaalkaas iyo waxii ka dambeeyay inta soomaali lagu dhibaateeyay idoor iyo iljeex baa u geystay oo wada dhiigya cab ah. Welina Soomaaliya ayagay ka xasili la’dahay oo naxuus ku noqday. Af qarmuune Fiqi futaduu ka hadlayaa runtana waa inkirayaa. Qurun qurun dhalay.

  5. Tuke.

    Tuke waa haad ee hadaad qof naynaas ku magacaabaysaan marka hore sheega magaciisa oo sadexan, kadibna naynaasta.

    waa habka saxaafad wanaaga laga filayo.

    Ninka fiqi aw-bidaarna waxaa iyo wax lamid ah waa laga filayay ileyn waa nin shabaab ahe, oo waliba waligii aan qarin ujeedadiisa.

Your email address will not be published.


*