Maleeshiyaad weerar aan horay loo arag ku qaaday saaldhig ay dagan yihiin Alshabaab.

Malayshiyada macawisley ayaa dagaal joogta ah ku qaada xarada Shabaab meelaha ay kaga sugan yihiin Gobolka Hiiran iyo Shabeelaha dhexe.

Maqriibkii shalay galab ayaa kooxdan macawisley la baxday waxay weerar ku Ekeeyeem deegaan lagu magacaabo ceel waare oo ku yaal baledweyne iyo buulaburde dhexdooda .

Waxaana lagu soo waramayaa in halkaas khasaare uu ka dhashay labada dhinacba soo gaaray .

Degaankii lagu dagaalamay oo macawisley ay qabsadeen saacada kooban ayey dib uga baxeem sida la sheegay iyagoo markii horaba doonayey inay siidaayaan maxaabiis Alshabaab u xirneyd.

Alshabaab ayaa weerar kala duwan kala kulmays dhinacya badan sida dawlada Soomaliya maamulada dalka ka jira duqeymaha wadamada shisheeye iyo dadka degaanada ay maamulan.qaarkood ka soo horjeestay.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*