Puntland oo Weerartay Faderalka Iyo Talaabadii Sheekh Shariif Loogu Diidey Safarka.

War-Saxafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu canbaareeyay xayiradii la saaray Madaxweynihii hore ee DFS Shariif Sheekh Axmed kaas oo maanta u duuli rabay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Ku meel gaarka ah Jubaland si uu uga qaybgalo Caleema saarka Madaxweynaha Jubaland.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

6 Comments

  1. ASC.
    Diiditaankii Shariif shiikh Axmad loogu diiday in uu kismaayo aado waxay ahayd arin an laga fiirsan.Sababtoo ah taasi ma aha wax horay uga dhacay wadanka soomaaliya.Hadda ka hor ma aynaan soo arag qof soomaali ah oo jooga soomaaliya oo loodiiday in uu aado meel kaloo ka mida dalka soomaaliya.Waa cajaa’ib nagu cusub.

  2. Asc Wr Wb Anigu waxaa qabaa in Puntland ka dhexbaxdo arinka jubaland. Deni waxaa looga baahan yahay inuu ka shaqeeya danta Puntland sida inuu dhiso jidadka Puntland, Tayeeyo Ciidanka Puntland, sarre uqaado ganacsiga Puntland. Laakiin waa qalad inuu Deni Taageero waxaa dan ugu jirin Puntland. Shacabka jubaland ha dortaan nin ku yimaado Doorasho xalaal ah shacabka Puntland raali ku yahay. Ha tartameen kii sida saxa usoo baxana doorta.
    Guul Puntland.

    • KU:Mr.Jogo:
      1.Waxaa isu kaa raacay labo arimood oo khatar ah.kan hore waxaad tahay badaw an saxi karin waxuu qoraya oo haddana isla quman.Khashiin yahoow waxaad qortay bal dib u eeg say yahiin.
      Waxaadna ka mid tahay kuwa anshaxa xun oo waliba ku darsaday xaasidnimo iyo calool xumo.Miskiin yahoow jubbalaan iyo puntlaan dadkii lahaa baa maamulo ka dhistay ee adigu maxaad dhisatay gafuur xumayde?Reer puntlaan ayagaa dhulkooda u diiday in ay Mooryaani soo gasho.Waayo haddii ay Mooryaan wanaag leedahay waxaa laga arki lahaa dhulkooda.Xamarna Mooryaan baa ka talisa oo ma aha meel u wada siman soomaaliweeyn.U jeedada madaxda beelaha USC-na waa in ay dumiyaan puntlaan iyo jubbalaan.Dan kale ma leh Ina farmaajo iyo inta la rayiga ah.Waase laga war hayaa dhaq-dhaqaaqooda.
      2.Kismayo:
      Kismaayo Axmad Madoobe isagaa kula diriray AL-Shabaab oo ka kacsaday.Dagaal iyo xoog buu kismaayo ku qabsaday Axmad Madoobe.Xassan Shiikh iyo beeshiisa baa damcay in ay Axmad ka xoogaan Kismaayo.wayse ku fashilmeen.Saas markaan leeyahay kama wado Axmad waa nin maamul fiican ee waxaan ka wadaa in uusan kismaayo bilaash ku imaan.Haddana aad baa looga gardaran yahay.Ina farmaajo ma soomaali baa dooratay?Maya oo meesha waxuu ku yimid Laaluush iyo jid uu Ilaahay (swt) xaaraamtimiiyey).Axmadna waa sidii oo kale.Insha Allaah illaa laga gaaro mar ay soomaali wada codaysa nin walba haloo daayo meeshuu ku HABSADAY si an mar dambe dagaalo sokeeye loo galin.

  3. KU:Mr.Jogo:

Leave a Reply

Your email address will not be published.

*