Sawiro:- Ciidamo gadoodsan oo qalqal geliyay gaadiid ku safrayay inta udhaxaysa Boosaaso iyo Garoowe.

Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa joojiyey isu-socodka Gaadiidka maraya wadada Laamiga ah ee isku xirta Bosaaso iyo Garowe.

Ciidamadan gadoodsan ayaa Fariisin ka dhigtay meel udhaxaysa Degmooyinka Carma iyo Carta .

In ka badan saacad ayaa ciidanku halkaas ku suganyahay waxana labada daraf ee meesha ay degeen ciidanku ku go’doosan gaadiid sida dad iyo xoolaba .

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*