Sawiro:- Puntland oo abaabul dagaal kawada deegaanada Gobolka Sanaag iyo taliyaha ciidanka Daraawiishta oo…

Taliyaha ciidanka daraawiishta puntland S/gaas Yaasiin Cumar Dheere iyo saraakiil sarsare oo ka mida ciidanka daraawiishta puntland ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay degmada xingalool ee gobolka sanaag.

Taliyaja ayaa maalmahaan socdaal kujoogay gobolka sanaag iyadoona uu bilaabay abaabul dagaal oo kadhan ah Somaliland.

Taliyaha ayaa deegaanada uu booqday waxa uu dhiiragelin ugu sameeyay ciidanka difaaca isagoona ku wargeliyay in ay udiyaar garoobaan dagaal iyo difaac gobolka ah.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*